Ai Made Simple

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed

Ku baro AI si fudud: Hagaha qofka bilowga ah
AI Made Simple: A Beginner’s Guide

Ku baro AI si fudud waa kooras kuu fududeynaya AI.
Uma baahnid khibrad hore Wax walba waxaa loo sharxayaa si cad oo tartiib ah.

Haddii aad maqashay AI, laakiin aadan fahmin, kooraskani waa midkii ku fahamsiin lahayay.

Kooraskani wuxuu kaa caawinayaa:

  • Inaad fahanto AI si sahlan
  • Inaad barato sida ChatGPT u shaqeeyo
  • Inaad qorto amarro (prompts) sax ah
  • Inaad isticmaasho AI shaqadaada maalinlaha ah

Kooraskani kuma buuxinayo erayo adag.
Waxaad helaysaa faham, kalsooni, iyo isticmaal dhab ah.

Bilow maanta.
Ka dhig AI saaxiib kuu shaqeeya….

☎️ Nagala soo xiriir WhatsApp: +252619898954

Course Content

Expand All

Leave a Reply

Scroll to Top