
Fur kartidaada oo ku beddel habkaaga wax-soo-saarka [ Qorshaha Sannadka 12 toddobaad ] Koorsadaani waxaa si taxadar leh ugu naqshadaynay xirfadleyda, ganacsatada, tababarayaasha, lataliyeyaal, ardayda, iyo kooxaha u hamuun qaba in ay ku gaaraan yoolalkooda si sax ah oo degdeg ah.
Waa lasoo dhaafay maalmihii aa la daalaa dhacaysay caajizka iyo dib u dhigida,adigoo adeegsanayay qorshayaal sannadeed dheer oo inta badan ku horseedayay inaadan xaqiijin yoolkaadi.
Qorashahaani 12 Todobaad sanadkii Wuxuu wax ka beddelaa dejinta yoolka isagoo ku koobaya ujeeddooyinkaaga wareegyo 12-usbuuc ah oo la fulin karo.
Habkani waxa uu dhalinayaa dareen degdeg ah, isaga oo kugu qasbaya in aad diirada saarto waxa dhabta ah ee muhiimka ah adiga oo kobcinaya isla xisaabtan cad.
Koorsadaani waxaa ku baran doontaa:
- Faa’iidooyinka qorsheynta ee 12 toddobaad
- Khasaarooyinka qorshaynta sanadlaha ah.
- Aragtiyaha muhiim u ah fulinta qorshaynta guusha leh: “” Aragti, Yool, Fal, Jadwal, dib u eegis, iyo Dhibco”
- Dhaqangalin la taaban karo oo la adeegsanayo buug-yarahayaga gaarka ah, halkaas oo aad ku dabaqi doonto fikradaha aad baratay.
Qorshaha Sannadka 12 toddobaadka kaliya maaha inaad hesho aragtiyo awood leh oo ku aaddan maaraynta yoolka wax ku oolka ah, laakiin sidoo kale waxaad helaysaa buug-yare wax ku ool ah oo loogu talagalay inuu kugu hago tallaabo kasta oo geeddi-socodka ah. Khibrad u yeelo wax-soo-saarka si aan waligeed loo arag midaas oo insha’Allah kugu hagi doonta dariiqaaga guusha.
Kor u qaad istaraatiijiyaddaada qorsheynta-qabso awoodda 12 Toddobaadka Qorshaha Sannadka maanta kuna soo biir koorsadayna!

Waa koorso uqalantada waqtigaaga
Course sadaan wax badan baan kafaaiidey waxaa kamid eh
Isku dhacyaacii aan kujirey sanadihii lasoodhaafay ee qorshe dajinteeda iyo fulinteeda waxaan ugabaxay midaas inaa dajisto qorshe lagaari karo hadana aan ukala jarjaray 12 isbuuc oo osbuuc kasta kusoo aadaysa wax yar ookooban oo aan gaari karo iguna xireyso sanadkaas yoolka aan lahaa runtii waa fikrad aad ufiican buu ahaa buug yarahan ilaahay abaalkiisa haka dhigo janatul firdowsa dhamaanteenba Aamiin
Excellent isticmaalkiisa iyo qaabkiisa oo aad u heer sareeyo
Masha’Allah
hori u socda, koraska waa very simple and easy to understand
Mansha Allh Heersare waa dhamaan casharada.
Websitekana Waa mid wanagsan oo wax baristisa fududahay
Mansha Allh waaye dhamaam casharada
M.A course daan waa mid aaad iyo aad u qiimo badan waa mida aan ku haminaye in aan barto kana faa ideysto waqtigayga iyo sida aan u gaari lahaa yoolalka ama himada sare aan rabo inaa gaaaro waayo imaamu shaaafici wuxuu yiri “QOFKA RAGA AH HIMADIISA WAXAY JABISAA BUURAHA” marka aad himada sare leedahay waxa ay ku tusinaysaa in aad ALLAH ku kalsoontahay (MAHADSANID BARAHEYGA SALAMAN MADOW)
Cilmiga ha laguu dhigee Caqliga kaasho baa layidhi.
kooraskani waxaa loo soo abaabulay si heersare ah oo cidwaliba la jaanqaadi karto, run ahaantiina aad buu waxbadan iigu iftiimiyay iiguna hagay.
Aniga hada bishan April ayaa ii qorsheysan inan bilawo ka hor wan rabay inan bilawo shaqo awgeed ayaa ii saamixi waayay, insha Allah horey ayan usocon doonna, aad ayad umahadsantihin, Team Afoogy.
Website ka, dhan walbo wuu ka diyaarsan yahahy cayb laga sheego malahan Ee horey uwada dadaalka aad dhalanyarada aad uwadan
Aniga hada bishan April ayaa ii qorsheysan inan bilawo ka hor wan rabay inan bilawo shaqo awgeed ayaa ii saamixi waayay, insha Allah horey ayan usocon doonna,horey uwada dadaalka aad dhalanyarada aad uwadan aad ayad umahadsantihin, Team Afoogy.
waxa aan ka faa’ida sida hiigsi loo sameeyo iyo sidoo kale sida yool loo dajisto .
aad baan idiin bogaadinayaa ee halkaa ka sii wada koorsooyinka wanaagsan ee aad la wadaagaysaan ardayda/Dhalinyarada.
Ani ahaantayda aad bay u wanaaagsanyd wax bdna waa ka faa,idey waana korskii ugu horeeyey aan dhmysyto dhamaantiisa aaad baad u mahadsantihiin
Afoogy waa goob waxbarasho aad u Tayo sareyso lehna casharo fudud fahamkooda la socdaana leyliyo …
Wxn idin rajeynayaa Guul iyo Gobanimo
Waxbadan ayaa iska kaybadalay waxaana kafaiidey hanaan iyo tabar wanaagsan oo iga caawinaaya inaa sameyso qorshe wangsan iyo sidii aan kudhaqan galin lahaa.
Aad iyo aad ayaad umahadsantihiin
Sidaa dhalinyarada ucaawineysaan oo aad utuseysaan faaiidada iney bartaa xirfadaha kujira websaiteka.
Mahadsanidiin.
Runtii ka hor inta aanan qaadan coursadaan waxaan dhib qabay dhamaystirka qorshahayga maalin lah ah
Balse Nasiib wanaag markaan qaatay coursadan waxaan awood u yeeshay inaan dhamaystiro Daily taskeya waana mahadsantihiin members-ka Afoogy.com.
Afoogy Waa website xaqiiqdi muuqaalkiisa iyo macluumaadaka ku jira qaabka loo design gareeyey ay aad nidaamsan tahay
Koorsadani xal kasta oo dib u dhigista keena
Platform afoogy.com waxbarasho Tayo Leh iyo hagida wadada mustaqbalkaga ugu imaaw afoogy.com
Masha hore usocod koraska waa very simple and easy to understand
waa mahad sanyihiin afogy mamul iyo macalin dhaman runti koorsadani wax badan ayaan kafaaiiday waxana rajeynayaa hool dambe inan qabyo uga tagi donin insha allh