Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Isugayn (Additon).
Isku-darku ama isugayn waa mid ka mid ah afarta Xisaab fallada aasaasiga ah ee aritmatig.
Waa habka loo xisaabiyo wadarta laba ama in ka badan.
Isku-darka ama isugaynta waxaa si caadi ah u isticmaalnaa nolol maalmeedkeena. Mid ka mid ah isticmaalka ugu badan ee isugeynta waa marka aan rabno inaa lacag isku darsano, xisaabinta biilashayada raashinka, ama xisaabinta waqtiga.
Course Content
About Instructor
Responses
You must be logged in to post a comment.
Koorsadaani additionka ah waa koorso qaab heer Sare ah loo diyaariyay oo qof walbana la jaanqaadi karo, koorsadaani waxay iga haqabtirtay wax kasta oo aan uga baahnaa additionka, waxyaabaha aan ka faa’iday koorsadaani waxaa kamid ah in aan adeegsan karo dariiqooyin Kala duwan si aan isugu geeyo laba tiro ama Ka badan.
Alxamdulilah.