
Ku hormari ganacsigaaga iyo xirfadaadi koorsadayada dhamaystiran ee Nakhshadeynta sawirada baraha bulshada Bulshada (Social media Designs).
Waxaa si gaar ah ugu talaglnay naqshadeeyayaasha, hiwaayadaha, milkiilayaasha ganacsiga, xirfadleyda suuqgeynta, iyo farshaxanada, barnaamijkan wuxuu ku qalabayn doonaa xirfadaha lagama maarmaanka ah ee loo baahan yahay si loo abuuro naqshado soo jiidanaya dareenka.
Waxaad baran doontaa:
- Product design
- Cover Pages
- Story Design
- Advertisements
- Events
- Grid Design
Haddii aad raadinayso inaad kor u qaaddo summadaada gaarka ah ama aad rabto inaa xoojisid joogitaanka ganacsigaaga onlaynka ah, koorsadayada Nakhshadeynta sawirada baraha Bulshada (Social media Designs) waxay ku siinaysaa aqoon qiimo leh iyo xirfado wax ku ool ah si ay kaaga caawiso inaad ku horumarto muuqaalka dhijitaalka ah. Nagu soo biir maanta oo u beddel istaraatiijiyadaada baraha bulshada mid soo jiidasho leh!

Koorsadan waxa an ka faa’iday waayo aragnimo badan iyo in aad si fudud wax u curin karto aad ayaad ugu mahadsan tahay ustaad salmaan madow in ka badan 7 sano ano ku taxnaa wax dhigistada iyo aqoontaada hufan ustaad
Waxaan si kal iyo laab ah uga mahadcelinayaa madasha Afoogy iyo ustaadkayga qaaligaa ustd salmaan oo course daan bare ka ahaa.
Koorsadani waxay igu kordhisay aqoon iyo xirfado muhiim ah oo la xiriira naqshadeynta, waxaana sii siyaaday kalsoonideyda aan ku naqshadeyn karo content xirfad leh oo soo jiidasho leh.
mahadsanidiin afoogy.