Month Two || English Diploma – Level one

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed
Is diwaangalinta dufcada 4aad way furantahay!
Faah faahin dheeri fadlan nagala soo xariir Whatasappka

Course Content

Expand All
Week One
Week Two
Week three
1 of 2

88 thoughts on “Month Two || English Diploma – Level one”

  1. KHALID DAYIB ABDI

    alx si guul leh ayey noogu dhamaatay month two Alle mahad leh marka xigtana dhamaan macalimiinta sharafta leh ee noo hagar baxday waxan leeyeyh Alle ha idinka abaal mariyo sidaad noogu faaidaynaysaan

  2. Abdifatah mustaf Shooble

    waa Alle mahadii Alx MONTH TWO si nabad ah ayaan ku dhameeyey, runtii waxaan u mahadcelinayaa dhammaan maclimaanta iyo maamulka, bahda afoogy, oo u taagan iney hormariyaan ardeydooda, alx 2daan bil aan dhiganaayey COURESKAN barashada luqada ENGLISH KA wax badan ayaan is ka key badaley, kana bartey, ha ahaato dhanka PRONUNCIATION KA, GRAMMAR KA, WORDS KA, READING, IYO qaababka ay ugu dhawaaqan dadka luqada u dhashey { NATIVE SPEARS }KA qaabke u soo gaabiyan JUMLADA oo ah ” CONTRUCTION & REDUCTIONS KA” WAXA AY DHAHAAN. iyo in badan aan inta ku soo koobi karin. 100% WAXAAN U MAHADCELINAYAA MACLIMIINTEENA SHARAFTA LEH OO INOO HAGAR BAXAY, WAXAAN LEE YAHAY ALLE HA IDINKA ABAAL MARSHO, DADAALKIINA AADKA U SAREEYO AAD INOO BIXISEEN, MAHADSANIDIIN BAHDA AFOOGY. insha allah waxaan rajeynaa inta dhiman in si nabad ku dhameyn toono.

  3. Alle ayaa mahadleh الحمد لله
    Kadibna mucalimiinta oo dadaalkooda lasoo koobi Karin
    Inta inoo harsanna allaha noo fududeeyo guul✊dhammanteen ???? Insha Allah

    1. Maxamuud C. Ismaaciil

      !!! الحمدالله
      Alle ayaa mahad iska leh noo suura galiyey dhammaynta bishii 2aad ee course-sada English-ka. marka 2aad waxaan u mahad celinayaa dhammaan bahda Afoogy ee sida hagar la’aanta ah u soo diyaariyey koorsadan qiimaha badan ee aadka u xiisaha badan waxaana leeyahay dadaalka wagaagsan ee aad waddaan halkaas ka sii wada inshaallaah Alle na ha idiin fududeeyo hawshaas. Sidoo kale waxaan u mahad celinayaa dhammaan ardayda aan isku dufcada nahay waxaan Leeyahay dadaalka sii wada ilaa dhammaadka inshaallaah.

  4. waxan ugu mahad cela bahda afooge sida wacan ay diplomadan noogu soo diyariyeen sidan hada ana ahan wan ku qanacsanahay waxii kawanagsan waa xagiina team afoogy
    dhamaan macalimiintayda waan uwada mahadcelina. sida wacan ay cashirada inoogu soo diyariyan

  5. Ahmed Suleiman Ahmed

    xaga Grammar iyo Dhawaaqa Eradaya wax wayna ayaa iska kee badal Aadaa Mahadsan tihiin Bahda Afoogy.
    macallimiinta Way dadalee adaa ugu mahadcelinaa

  6. Maxamuud C. Ismaaciil

    Alle ha barakeeyo macallimiinteenna dhammaantood Ustaad Salmaan,Ustaad Mustafa, Ustaad luqmaan iyo ustaada naciima si fiican ayey hawsha casharradu noogu socotaa waana qaab la yaab leh oo farxad galinaysa ardayga keenaysana in uuna ardaygu marna ka caajisin casharrada kuna hammiyo inuu horay u socdo.
    Ka Maxamuud ahaan waan ku faraxsanahay sida ay wax u socdaan.
    جزاكم الله خيرا.

  7. Aad ayeey farxad iigu tahay inaan qeyb kanoqdo ardada waxkabarata Afoogy platform waxaan ilaahi karajaynayaa inuu iisuurto galiyo inaan kuguulaysto Diploomadaani English language
    Waxan filaayay Wax kasii wanaagsan ayaan kadhex helay courses kaan afoogy platform sidaas darteed macalimiinta iyo maamulaha gudoomiyaha guud ee bahda afoogy platform DR SALMAAN MAADOW waxay guteen waajibkoodii intii aan filaaynay in kabadan Anagana Allaha Naga dhigo kuwa waajibkooda kasoobaxa oo kuguulaysta daraja sare luuqadda English Ka

  8. Abdirahman Hassen Dahir

    Alx waxbadan ayaa iska kay badalay waxn rajaynayaa intaas iyo kabadana in ay iska kay sii badalaan .
    M.a dhamaan macalimintayda aad ayaan uga helay waxn rajaynayaa ina alle ka abaal mariyo

  9. Maxamed Shaafici

    Waa ku mahadsantihidiin dhamaan Bahda afoogy, wax badan baa iska kay badalay, fahan buuxa horay ugama haysan English hadana suuro fiican baa ka haystaa luuqadda in aan dhameeyo baa rajaynayaa .
    Macalimiinta dhamaantood alle ha dhowro sida ay noogu dadaaleen.

  10. Runtii wax badan ayaan is badal arkaa hadii aan wax ka sheego waxaan ka dhismay dhinaca dhagaysiga iyo fahanka native speakers kuhadlaka taasina waa dadaal aad bixseen aad ayaad umahadsantihiin waxaan orankaraa waa koorsadii ugu fiicnayd ee aan abid arko

  11. Aad bay wax iskay badaleen runtii wax badan mugdi igaga jiray ban kubartay wxan isdhaha hadad kooriskan camal goor dheer helilahed yoolka aad luuqadan kaledahy waa gari lahayd.
    Aad baan oogu faraxsnhy inaan kamid noqdo aradada afoogy.
    M.a maclimin qibrad uleh waxay dadka barayan unbaan arkaa. thnks all my teachers ugu horeyo ustad salman madow jazakallaahu qayral jazaa.

  12. Aisha Abdirahman

    Waxan aaminsana inan waligey heleenin Cid sidaan wax noo barta online ka waxan ķa qabay cabsi waxan u malen jiray kaliya in lacagta layga qadanayo aana wax ka faai deynin tasna waxa u sabab ah waxan tijabiyay dhowr meel lacag badan iga qasartay alx meshan waa meesha ugu wanagsan ee somali wax looga barto waxa rajayna in aan idinka heli doono mustaqbalka wax walboo oo la barto wax yabo badan Aya jira on jeclhy inaan Barto laakiin waan waayay bare somaliyeed oo si daacad ah ii Bara mustaqbalka waan rajayn doona inan inta ka helo insha alaaaaah thanks
    Waxaan idin Lee yahay waxad haysan howl adag iyo dadaal Wana aragna waxad noo qabateen ad bn idinkaga mahadnaqayna

  13. KHALID DAYIB ABDI

    Axl sidii ugu hormarsneed ee’ uguu habooned ayaad uso diyariseen course sada aad baan idu ka MaHaD celiyy yaa QaaBa xifdasa sare leh eed wax nogu dhigtaan ????.
    RUNTII MACLIMIN XULA AYAAD NOSO DORTEEN OO REALLY ENGLISH NO DHIGA CARI AH ANAD SI WAAQICIYA U ARKI KARTO ????????

  14. Runtii waxbadan ayaa iska key badalay waxbadan oo maqalkooda igu badnaa ayaa sharaxaad uhelay iyo ereyada markey plural noun yihiin iyo grm ka oodhan oo casharo aan waligeyba baahi uqabay aan kubartay runtii kalama dhacaan casharada waana qaab casri ah cajaaib tiisana wada waan niiga mahadcelineynaa shaqada culus iyo aqoonta balaaran aad waqti yar nagu barteen iyo ustaad madow qeybtisa mahadsanidiin rabi nii janeey aamiin
    Jzka Allah

  15. Cabdikariin Aadan

    Mahad celin
    Asc madasha afoogy sidaad u wada dhantihiin
    Waxey mahad u sugnaatay illahey subxaanahuu watacaalaa oo
    inoo suurta geliyay in aan si nabad ah noogu dhamaato bisha kood English Level oneka .
    Marka xigta waxaan u mahad celinaa macalamiinta sida ay juhdiga wanaagsan ugeliyeen koorsadaan aadka u qiimaha badan

  16. Abdullahi Mohamed

    Alx waxa si npd ah iguso dhamaday bishii 2aad ee course gaan waxan rjeynaya in an dhameystirto course-gaan ila an ka qato shahadada diplomaha ad io ad ayena u mhdsnyhn dhaman afoogy team.

  17. Warsame Hassan

    Waan salamaya dhaman bahada afoogy marka labaad waxan u mahad naqaya macaliminta dadaalka badan nagu bixisey si waxbarasho xad la,aan u helaan ardeyda somaliyed waxa leyahay dadaalkina lamahuranka ah halka ka siiwada

  18. Iqra Abdiwahab

    Marka kowaad Alle ayaa mahad OO dhani uu sugnaaday OO sii nabad ah igu so dhameeyay bishii lawad markii xiga dhamaan macalimiinta halkan kuwada jira Alle ha idin ka abaal mariyo waxana rajeynayaa inaan bilooyin si dhigan dono hadu Alle rali ka noqdo i.a

  19. M.a wax badan baa iska key badeley sida isku xirka iyo ka jarida jumladaha “reduction” and “contraction” oo ee fududeeyey fahmka dadka u dhashey luqadda NATIVE SPEAKERS ka sidoo kale waxaa confuse badan iigaga jirey erayda qaar gaarmar kooda sida kuwii is buucaan aan Soo dhiganeyney sida : few, a lot of, many, much, some, a little Iyo mowduucyo kale aanan Soo koobi Karin. 30% English keyga sare u kac ayuu sameeyey kadib markaan ku Soo biirey course kaan
    Thanks bahda afoogy.
    Inshaa Allah waxaan rajeynayaa in bisha xigta formka la buuxin doono Ann ku buuxin doono luqadda English ka
    Fg madashaan afoogy intaan ku jirey waxaan ku arkey labo maado oo aan horey u arag una maqal teaching from scratch TFS & phonetics waana ka helay labaan maado
    I am very excited to be here

  20. C.ladhiif C.qaadir

    Masha allah siwangsan ayaad kuwadaan.
    Dhamaan macalimiinta afoogy wayku mahadsan yihiin dadaal koodii sida wngsn ay inoogu hagar baxeen waxayna mudan yihiin inloogu mahad celiyo runtii waxbadan ayaan idinka faa’idnay dadaal kiina intaa kasii wada mahad sanidiin .

  21. Runtii waxbadan ayaa iskabadaley Xaga dhawaqo iyo fahamka Iyo waxyaabo badan aan la soo koobi Karin Sada fahamka hadalka.
    Runtii aad ayaan uga mahadcilinayaa macalimiinta sida wanaagsan Ay chasharka inooga soo gudbiyaan.

  22. Horta aadbaan ugu mahadcelinyaa dhamaan macalimiinta intaa kadib waxbadan oo ereyo iyo grammar iyo xiisado kalaba ah waan ka faaiday ilaahay mahadii coursaduna way wanaagsantahy.
    Waxaan mahadcelin ahayn Majiro.

  23. Koorsadan waxaan ka faa’iday halkan laguma soo koobi karo waa koorso gabi ahaanba kaduwan koorsoyin-ki kale ee aan so arki jiray,waa koorso lo diyaariyey si heer sara ah oo uu qof walba fahmi karo,waxaan aad ogu mahadcelinayaa maamulka iyo macalimiita juhdiga iyo dadaalka badan galiyay si ay ucaawiyaan walalahooda ku dhibana barashada English-ka.
    Hadii ui jiri lahaa eray kale oo ka mudan mahadsanid waa nidhihi laha,guuleysta macalimiintayda aduun iyo aakhiraba allah idin sharfo,guul iyo gobanimo
    Mahadsanidiin .

  24. Abdihakin Mohamed

    Anigu waxaan idiin hayaa talo ah inaad balaadhisaan courses ka aad ku dhigtaan afoogy sidoo kale aad tayadoodana halkaas kaga sii haysaan.
    Hambalyo maalin dhaw soomali oo dhami halkan ayuu wax barasho usoo doonanayaa, tayadiina waan u bogay, lacagtiinana waad xalaashateen ajar na alle waa idinka siinaya.
    alle miisanka xasanaadka hawgu daro dadaalkooda

  25. Iqra Maxamed cabdi

    Waan ku faraxsanahy inaan kamid noqday ardayda afoogy
    Intaanan kusoo biirin dhinaca fahanka mcnha markuu qof ku hadlayo american accentiga aadbay uhoosaysay Balse hada xoogaa ayaan soo fahmay fahnka qofka aadbaad umahdsantiihn

  26. Naasir Abdulqaadir

    Run ahaantii waxaan amaan ahiin inaa sheego maogiyee wa kale majiro ,manhaj saxan iyo cashiro kooban oo micno badan leh iyo sidoo kale macalimiin taqasusu ku leh .marka gabagabadii hadalkiiga aad baan uldhacay sida ay tahay koorsadaani .All THaks My Teachers.

  27. Abdulkhabiir Abdullahi

    Masha Allah, course-kan aad ayuu muhiim u yahay oo wuxuu ka fiican yahay Courses badan oo luuqadda la xiriira ee maanta Soomaaliya iyo guud ahaan caalamkaba laga bixiyo.
    Ustaad Salmaan adiga iyo macalimiinta kale ee Course-ka inoo dhigaayaba waad mahadsan tihiin.
    Macalimiinteeda runtii wey dadaaleen maaddaama ay la yimaadeen casharadii aan fileyney kuwo ka sii hormarsan wax fikrad ah oo aan ku biirin lahaa oo aan ahayn in ay dadaalka dadaal ku daraan ma jiraan. Waxaan leeyahay mahadsanidiin dhammaantiin.

  28. Waxa badan ayaan ka bartay Bishan anigo bishii hore wax badan Faaiday ayaan bishan laabaad bilaab wax badan wan ka faaiday si fiican ban uga helayy sida xisadaha loo soo diyaariyey
    Aad ban iniin ku mahad celinayaa malimiintayda sharafta leh wax badan baad ifahan siisay dhamaan tiin waa mahad santihiin

  29. Waxyabo badan aya iska badalay heerka luqadayda aad ayaan ugu faraxsanahay inan ka mid noqday afoogy.
    Waxa jaclanlaha in la badly teaching from scratch wa muhiim korsada in la yeerayo activity ga badan ee grammar loo soo diraya ama gabigisa meesha laga saaro waa aragtiday.
    Macaliminta waa fiican yihiin waxan oran laha in macalin dhiga teaching from scratch in uu soo badadiyo waa muhiim

  30. Cabdillaahi Cabdiqani maxamuud

    Ugu horayn waxaan u mahad celinayaa allaah SWT i waafajiyay inaan ka mid noqdo ardayda madashan wax ka barata marka labaad waxaan u mahad celinayaa maamulka macalimiinta madashaan quruxda badan aniga waxaan madashan ka faa’iiday inaan si dabacsan oo aan wareer iyo adayg ku jirin u baranaayo luqada ingirisiga qaabka loosoo diyaariyay maadooyinka ay ka koobantahay madashani waa qaabka ugu haboon ee ardaygu uu ku fahmi karo luqada casharo kookooban oo aadan ka caajisayn.
    Macalimiinta dhamanatood waan u mahad celinayaa

  31. Asc harta aniga horay ingilishka aadban ufahmay cabsidine waidaysay
    Macalimiintayda iyo maamulka dhamaantood aad baay umahadsanyihiin ajir aad dhaan aale hakasiiyo juhdigooda

  32. Asalaamu calaykum marka hore , runtii aadban uga helay koorsadaan intaan filaayey iyo inka badan oo faaido ahbana wankala kulmay. Thanks teamka Afoogy platform.
    macalimiinta dhamantod anon kala saarnayn adbay u fiicantahay habkay casharada noogu wadaan wanay ku mahadsan yihiin juhdiga iyo dadaalka ay markasta nala garab taagan yihiin.

  33. Course kaan aad ayuu ii anfacay waxaana rajeeynayaa in sidaan iyo si ka sii wacan nuugu sii socoto insha allaah
    Macalimiinteeyda dhamaan waan u mahadcelinayaa qeyr badan allaha siiyo

  34. Wax badan ayaan ka faaiiday kooraskaan waxaan rajeynayaa in aan heer fiican ka gaaro
    Qaabka aad casharada ku wadaan waa qaab fudud qofkii dadaalana uu fahmi karo aad ayaan idiin kugu mahad celinayaa

  35. Abdullahi Mohamed

    Bismilaah

    marka hore waxa mahad oo idil u sugnaatay ilahay ii suurta geliyey oo i wafajiyey in an kuso biiro madashaan qiimaha badan ee afoogy waxa kale oo u mahad celinaya dhamaan macaliminta mamulka bahda farsamada iyo dhamaan bahda afoogy sido kale waxan rabaa in aan ku darsado hal fikrad oo ah in laguso kordhiyo madasha afoogy koorar ka hadlayo time management mamulka iyo maareynta waqti waxan hubaa arday badan ine anfici lahayd sidii aysan uga harin ay u dhameysan lahayen course ga sido kale wixii ay bilawane ayakoo dhmayn aysan ka harin marke bulshadena ad aye ugu bahantahay dhankas. wana idin mhd celinaya dedalkiina quruxda badan anagane ilahey ha inaga dhgo kuwii ka mira dhaliya dedalkooda mhdsndii.
    Aad iyo Aad ayee u mhdsnyihiin dhamaan macalimiinta sharafta leh allah inoo xifdiyo

  36. walhi si fiican oo academic ah ayaad u diyaariseen casharada malaha wax la dhaliilo
    halkaas kasii wada dadaalka saxiibayaal.
    macalimiinta dhamaan waan u mahad celinayaa

  37. Aad iyo aad baad u mahdsantihiin wakhtigaad nasiiseen waan idiinka mahdcinaynaa
    Waxn idin leeyahy khayr allah hydinsiiyo wax badan ayaan idinka faa’iday
    جزاكم الله خيرا

  38. waxaan ka faa’iday wax aan run ahaan tii soo koobi karin dabcan aad ayaan usoo daahay waxaanan hadalkaygan u arkaa ahadal waqtigiisii kasoo daahay.
    xaqiiqdii waxaan idiin sheegayaa inaa aad uga faa’iday cours-kan dhamaan tood wax ceeb ah ama cilada kuma arag si gaara ayaan u salaamayaa macalimiin tayda dhamaantood
    waana u duceeyaa mar walba

  39. بسم الله الرحمن الرحيم
    Marka aan bilaabay course kan waxan helay kalsooni ah inaan luuqada English ka si fiican u baran karo iyo walibana inaan online wax ku baran karo.
    Allaha idinka abaal Mariyo dadaalkina.

  40. Maryam Mohamed Hassan

    Marka horre and ayaad u mahadsantihiin bahda Afoogy sida aad nooga haqabtirteen barashada luuqadan iyo fahamkeeda oo waliba aad ku dadaasheen si ka duwan qaababka goobaha waxbarashada ay luuqdan ardayga ugu baraan taas oo qeyb baddan oo ka mid ah ardayda ay ku caajisaan!
    Mudada yar ee aan waday aad baan oogu faa’iiday idim alle ka baddan oo isbedel ah waan rajeynayaa.
    Macalimiinta Qaab sharaxaadooda iyo fahamsiintaba waa excellent dhamaantood.

  41. Nimca Yuusuf maxamed

    Koorsadaani waa mid wngsan oo aan wax badan ka faa’ideystay marka wxaan rajeynaa iney sii waarto.
    Wxaan umahad cilinayaa macalimiinteyda qaaliga kuwaas oo igu dadaaly si’aan usoo gaaro heerkaan

  42. alxamdulilah, wxaan isleyahay waa laga tagay majiro, aniga ahaan xagayga lkn waxaan tallo ahaan usoodeedinaayaa in lagu soodaro qaybta hadalka wariyaasha oo kle walow ayay hal qayb kujirtay bishani waxaan rajeen inaan fahmidoono wariyaasha iyo neetif isbiikariska insha allah, wd ku mahadsanthn dadaalkiinii, aww.
    amaaan iyo bogaadin ayaan udirayaa macalimiinta ogaada wxd tihiin indhafiiqayaasha bulshada.
    ayanu noqonno xirfadle soo saara xirfadlayaal ia.

  43. Samiira Abdikariim

    Horta casharada aad bay uwanagsanyihin sida loodiyariyy oo juhdiga aad ugalisen , tan xigta aniga wax ban baan ka garty meshn oo an iska madly alxm , figrad aad kusoo kirdhiyo magaranaayo waayo wx wlpa wuu u dhamestirnyahy.

  44. AHMED MOHAMED AHMED ELMI

    waa mahadsantiin afoogy team dhamaantiin gaar ahaan macalimiinta koorsadaan Englishka ah .

    aniga ahan waxbadan ayaan kafaaiiday koorsadaan , dhanka dhawaaqa , dhagaysiga wax isbadal ah waa jiraa , waxaan codsan lahay qaybta dhagaysiga halakordhiyo fadlan.

  45. Aad ayaan idin kugu mahad celinayaa afoogy team dhamaantiin, runtii course kaan waa course aad looga soo shaqeeyay oo xiiso leh mar kale ayaan idin kaga mahad celinaya sida quruxda badan aad inoogu saacidysan in aan gaarno yoolkeena ah in aan luuqada English ka si wanagsan ubarano. Masha allah macalimiinteena waa macalimiin xul ah runtii aadna u yaqaan waxey dadka barayaan, iyo sidee u barayaan ba.
    Mahadsanidiin

  46. Alxm iilahay baa mahad oodhan usuqnatey oo noo suurta galiyey course kii one kowad noo dhameyey Alxm baxda afoogy kher Allaah haidan siyo shuqran dhamantina

Leave a Reply

Scroll to Top