☆ Waajib Guri (واجب منزلي) #1
Ka shaqee waajib guriga hoose
Su’asha 1aad: Maxay tahay farqiga u dhaxeeya “تُركيا” iyo “تُركيّ”?
ماالفرق بين تُركيا و تُركي؟
Su’aasha 2aad: Weertaan carabi u beddel?
b. Aniga waxaan u dhashay Soomaali.
t. Halkee degantahay?
j. Magacay waa faarah?
x. Asiga waa ingineer.
Su’aasha 3aad: Sheeg macnaha “طبيبة”?
مامعني طبيبة؟
Su’aasha 4aad: Maxay tahay farqiga u dhaxeeya “مُدرِس” iyo “مُدرِسة”?
Su’aasha 5aad: Maxay tahay farqiga u dhaxeeya “أَنْتَ” iyo “أَنْتِ”?
__________________________________
NOTE: Warqad kaga soo shaqay assignmentigaan kadib soo sawir, si aad inoogu soo dirto, fadlan waxaa taabata ama guji bottomka hoose meesha ay ku qorantahay Browse kadib raadi sawirkaadi meesha dhigtay, marka heshid sawirkaadi fadlan taabo Upload.
◉ Hal sawir iskugu gay waajibka ama assignmentiga lagu diray!
◉ Sharaxa habkaa waajibka kusoo diri kartid taabo halkaani
Responses