Waajib Guri (واجب منزلي) #7
Ka shaqee waajib guriga hoose
أجب عمـــايأتي:
Su’asha 1aad: Sheeg macnaha ” زَوْج” iyo ” زَوْجَة”?
Su’asha 2aad: Su’aalahaan ka jawaab : –
1- أيْنَ تُصَلّي الصَّلَواتِ الخَمسَ؟
2- مَتي تَستَيقِظُ يَوْمَ العُطْلةِ؟
3- أيْنَ تَُصَلّي الجُمْعةَ؟
Su’asha 3aad: Su’aalahaan u badal af-somali: –
1- ماذا تفعل؟
2- ماذا تَطلُب؟
3- ماذا تُفضِل؟
Su’asha 4aad: Erayadaan carabi u beddal:?
b- Quraac
t- Martida
j- Makhaayad
x- Rooti kh- Habeenkii. d- Diyaarad
__________________________________
NOTE: Warqad kaga soo shaqay assignmentigaan kadib soo sawir, si aad inoogu soo dirto, fadlan waxaa taabata ama guji bottomka hoose meesha ay ku qorantahay Browse kadib raadi sawirkaadi meesha dhigtay, marka heshid sawirkaadi fadlan taabo Upload.
◉ Hal sawir iskugu gay waajibka ama assignmentiga lagu diray!
◉ Sharaxa habkaa waajibka kusoo diri kartid taabo halkaani
Responses