
01.My Courses
Hordhac
Markaa bixiso khidmada koorsada, halka aa ka ogaan kartid in koorsada rabtay lagu soo fasaxay iyo hadii kale, ayaa mawduucaan ku sharxayna.
Sharaxa si sawir ahaan:
Waxaa jirto laba meel aa ka ogaan kartid koorsadaa rabtid ina barato.
Marka horayso kusoo gal afoogy accountigaada habka ugu soo gali lahayd halkaani taabo.
Wadada koowaad:

1. Marka koowad taabo iconkaasi
2. Kadib waxa kusoo muuqanayo safxadaani.

1. Marka ugu horayso waxa soo doorata iconka kasoo muqanayo bidix ee seddexda xariiq ☰.
2. Dooro Halka ay ku qorantahay (My Courses)
Wado kale ayaa jirto, hada computer afoogy ka isticmaalayso aa ka heli karto safxada koorsooyinka .

Sharaxa adigoo isticmaalaya Mobaylkaadi.
Mahadsanidiin ????
Wali courses ma hayo
H
Hi I am Hassan sharif mohamed