Signin 1024x576

02.Habka Gelitaanka Madasha

Hordhc

Si aa afoogy gudaheeda u gasho, waxaa u baahantahay 3 waxyaabood inaa ku leedahay:

  1. Email: ha noqdo gmail ama hotmail ama school ama jaamacad.
  2. Password: furo ku khaas ah oo ka kooban (Xaraf,Calaamad iyo Number)
  3. Nickname: Naanays ama magac gaaban
    habka ugu samaysan karto waxaa ugu hadlnay mawduuc hore, si aa u aragto Guji halkaani

Sharax Sawir ah

Habka aa ku gali lahayd afoogy waxaa taabata Sign in

Image 5
Hada ka isticmaalayso computer taabo Sign in
Image 6
Hada ka isticmaalayso afoogy mobilekiaadi waxaa taabata dhanka bidix 3da xariiqin , kadib safxada kore aya ku soo baxayso ka door Sign in

Sharax Muqaal ah

Qodobada aa muqaalka kaga hadlayno.

Mahadsanidiin ????

1 thought on “02.Habka Gelitaanka Madasha”

  1. Pingback: cialis for daily use disount

Leave a Comment

Scroll to Top