
02.Habka Gelitaanka Madasha
Hordhc
Si aa afoogy gudaheeda u gasho, waxaa u baahantahay 3 waxyaabood inaa ku leedahay:
- Email: ha noqdo gmail ama hotmail ama school ama jaamacad.
- Password: furo ku khaas ah oo ka kooban (Xaraf,Calaamad iyo Number)
- Nickname: Naanays ama magac gaaban
habka ugu samaysan karto waxaa ugu hadlnay mawduuc hore, si aa u aragto Guji halkaani
Sharax Sawir ah
Habka aa ku gali lahayd afoogy waxaa taabata Sign in


Sharax Muqaal ah
Qodobada aa muqaalka kaga hadlayno.
Mahadsanidiin 🥰
Responses