Chapter 1, Lesson 1
In Progress

☆  Waajib Guri (واجب منزلي) #5

Ka shaqee waajib guriga hoose

Su’asha 1aad: Sheeg macnaha “مُبَكّراً” iyo “مُتَأخرأ”?
مامعني مُبَكّراً و مُتَأخرأ؟

Su’aasha 2aad: Ereyaadan u beddel Falid ee joogta taagan ? حول كلمات الاتية الي فعل مضارع ؟

1.كَنَسَ
2.كَوَيَ
3.غَسَلَ
4.استَيقظ

Su’aasha 3aad: Sheeg macnaha “صحيفة “?
مامعني  صحيفة؟

Su’aasha 4aad: Maxay tahay farqiga u dhaxeeya “عُطلَة ” iyo “عَمَل”?

Su’aasha 5aad: Maxay tahay farqiga u dhaxeeya “ستفعل” iyo “تفعل”?

__________________________________

NOTE: Warqad kaga soo shaqay assignmentigaan kadib soo sawir, si aad inoogu soo dirto, fadlan waxaa taabata ama guji bottomka hoose meesha ay ku qorantahay Browse kadib raadi sawirkaadi meesha dhigtay, marka heshid sawirkaadi fadlan taabo Upload.
◉  Hal sawir iskugu gay waajibka ama assignmentiga lagu diray!
◉  Sharaxa habkaa waajibka kusoo diri kartid taabo halkaani

Responses

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?