Activity | Groups | Forums

Hordhac

Boggani waxa u samaynay inay ardayda isku dhaafsadaan ra’ayigooda iyo warbixinada muhiimka ah iyo waxii maskaxdooda ku jira oo ay u arkaan faaido inuu yahay.

Isbarbardhig Afoogy vs Facebook

Guud ahaan habka uu bogaani u samaysanyahay waa sida Facebook, fiiri sawirka hoose.

AFG ACtiviy 1024x666
Afoogy Activity
FB ACtiviy 1024x666
Afoogy Activity

Si bogani ugu qaybqaadato waxa u bahanthaay inaa gudaha usoo gasho afoogy Platform, adigoo accountiga isku idiiwangalisay.

Sharaxa Isticmaalka Bogga

Qodobada ugu muhiimsan sharaxa:

Mahadsanidiin ????

Likes

Comments

Post Visibility