Qaybta Xaqiijinta Shahaadada

[certificate_verification]

84 thoughts on “Qaybta Xaqiijinta Shahaadada”

  1. Maxamed Wehliye Cismaan

    Aad baan ugu faraxsanahay inaa dhameeystay course ka premier pro cc.
    Wiliba inigoo fahmay casharada ilaa xad, leeygana baahanyahay in aan ku shaqa bilaabo waxa aan bartay, tijaabo badan ku sameeyana, waxa aan bartay.
    Run ahaantii sooma koobi karo waxa aan ka bartay course-kaan lkn waxaa iigu xiisa badnaa top (Q) and tail(W).
    Aad baan ugu mahadcelinayaa prof. Salmaan Maadow, ajar allaha kaa siiyo Ustaad.

  2. asc ustaad waxan ku leeyahay jasaka allah Khayr
    koorsadan waxan ka faiiday wax an la soo koobi karin waxan ku dhiri galinaya ardayda iga dambaynesa inay ka faaidaystan

  3. Aad iyo aad ayaad u mahad santiin dhamman bahwayta afoogy.com oo ugu horeyo ustaadkeena mr, salmaan maadaw
    Allaah haydinka abaaliyo sidaas wanaagsan ee aad noogu faaidayseen.

  4. Abdisamad Ahmed Budul

    Waxan aad iyo aad ugu mahad celinayaa ustaad salmaan madaw, macalin qiima badan ajir alla hakaa siiyo sidaa website ka ugu habaysay ardayda somaliyed, maantana waa ii farxad inaan dhamaystay course kii aan halkan kabaranayay,
    Mahadsanid ustaad

  5. Mohamed Abukar Ahmed

    Koorsada waxaan imid anigoon wax meel laga bilaabayo kaseyn see xaalka yahay anigo leh waxaa la kulmay cashiro qof walibo sida uga fudud loo soo diyaariyay
    Vedio editing ayaa ka bartay waxan leeyahay baxdiina Macalimiinta Naga xaqab tiray baahiya aan qabnay mahadsanidiin
    Qaasatan Macalin Salmaan madoow

  6. Waxaan ku faraxsanhy inaa ka mid noqdey ardayda faraha badan ee wax ka barata Afoogy xaqiiqatan waxb badan aan hore ufahmsaneyn, waxaan ugu mahadcelinaa ustaad Salmaan Maadow oo dadaaal dheer ku bixiye siduu uqancin lahaa ardaydiisa .

  7. Sidan hore idiinla wadaagaye afooogy maha meel qiimaheeda qoraal ama ereyo lugu soo koobi mahadsinid,mahadsinid
    { AFOOGY} waxa aan si gaara ugu mahadnaqaya ustaadkey qiimaha badan Salmaan Maadow

  8. abdi nassir Ibraahim

    alx aad ayaan ugu faraxsanahy inay maanta iso dhamaatay courski ugu horeeyay ee aan ka barto madasha afoogy
    aad ayaad u mahadsantihin dhamaantiin si qaas ah macallinkeyga courska ii dhigay mr salman maadow thank you teacher

  9. MOHAMED Abdullahi

    Alle ayay mahad u sugnaatay waxaan Dhameystay course Microsoft Exel waxaan kadib umahad celinayaa ustaad Salmaan Maadow waxaana leeyahay Cimriga iyo Caqliga allah kuu Barakeeyo.

  10. YASIN MOHAMUD AYNANSHE

    Jazaakallaahu kheyr Ustaad Salmaan Maadow Runti coursadan wax bdn ayaan ka faa’iday waxayna i noqotay fure an meelo badan ku furtay isla markaana igu abuurtay hiigsi iyo hami kale oo cusub, Afoogy wan ku xernan doona mar walba insha allah MAHADSANIID.

  11. Mohamed Abdullahi Osman

    Masha Allah course daan wax badan ayaan ka faa’iiday photoshop manta wax waa iiga bilaawan yihiin alx team afoogy na aad ayey u mahadsan yihiin.

  12. Abdullaahi Abdi Haashi

    Masha allh ilhey ayaa mahd oo dhan u sugnatay mida xigta waxaan u mahad celinayaa dhamaan bahda afoogy oo no soo gudbiya koorsooyin qiimo u leh dhaamn umada jecel wax barashada
    Waxan kaloo u mahd celinayaa ustaad madow oo si hagar la an ah noogu so gudbiyey koorda ????

  13. Ismail Abdiwali

    ASC, Aadban ugu faraxsanahay dhamesashada koorsadan waxa alle uga mahad celinaya inu i wafajiyay , inta kadibb , MAHADSANID ustaad ” SALMAAN MAADOW” sida wacan aad juhdigaga igu bixisay dadaaklka halkas kasi wad inshaallah.

  14. Mohamed Abbas Suleiman

    Asc ustaad salman aad iyo aad ayaan ufaraxsanahay runti koorsadaan waxyaabo badan ayaan ka fa,iday runti100% waxaan u mahad celinayaa ustad salman iyo shirkada afoogy

  15. MashaAllah runtii wax badan ayaa ka faa’idey koorsadan, waaana ku faraxsanahay inaa ka mid ahay bahda ku xiran Afoogy, waxaan idin rajeynaa guul labadadaaroodba.

  16. masha allah aad baan u faraxsanahy inaan ka miro dhalyo daadaal aan so waday in mudo ah alxamdulillah. mclinlka koorsadna wan ku hanbalyaynyaa sidaa adaad noogu hagar baxday mclin cimirigag illahy ha dheereyo hajoojina dadaalka aad dadka u hayso mclin.

  17. Abdisalan Mohamed

    Marka hore waxaa mahad iska leh allah sw marka xigta macalinkayga qaaliga ah markii hore video editing sifiican uman garanayn lkn markan coursekan bartay wax badan ayan ka faaiiday waliba san filayay sika fiican thanks my dear teacher salman madow????❤️????

  18. Al hamdulillah aad ayaan ugu faraxsanahy inay maanta iso dhamaatay courski ugu horeeyay ee aan ka barto madasha afoogy Marka horeey Ilaheey Ayaa Mahaad Lasogobikareyn leeh Taa labaad ayaad u mahadsantihin dhamaantiin si qaas ah macallinkeyga courska ii dhigay mr salman maadow thank you teacher

  19. Abdikerim Hassen

    Marka horre alle ayay mahad dhamaanteed usugnaatay marka xigtana bahda afoogy ugu horeeyo macalin salmaan waad ku mahadsan tihiin shaqada adag ee aad noo hirgiliseen waxaana idinka sugeena koorsadaan advancedkeeda insha allah.

  20. maashaa allaah waxaad aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan maanta dhameeyay course kii Computer basics. marka hore Waxaan umadcelinayaa Allah SWC iifududeeyay inaan dhameeeyo course kan marka labaad Ustaad Salmaan Maadaw Jazaakallaah sida Habsamida leh EE aad usoodiyaarisay.

  21. Mohamed Saciid

    WAXAAN KU FARAXSANAHAY SIDA WANAGSAN EE AAN MUDADA KOOBAN DHEXDA UGU XIRTAY BARASHADA ADOBE ILLUSTRATOR , DHAMAAN ASXAABTA BARATAY WAXAAN KULA TALINAYAA IN AY MACLUUMAD BADN OO KU SAABSAN KOORDA KA SII BARTAN PLATFOM YADA KALA DUWAN EE BARAHA BULSHADA

  22. Shaafici Axmad Cali

    Waad mahadsantihiin dhamaan bahda afoogy si gaara waxaan ugu mahadcelinayaa ustaad salmaan maadow
    Oo ahaa malinka koorsada aan dhameeyey runtii farxad ayey iitahay
    Kamid noqoshada ardayda afoogay
    Koorsada aan dhameeyey waa
    V-N Mobile Vedio Editing.

  23. mohamed ali matoote

    mahadsanid ustaad farxadeyda lama soo koobi karo . sidoo kale waxan jeclaan lahaa in aad noogu soo darto ayadoo advanced ah mahadsanid
    sidoo kale in aad noo samayso telegram oo qofka waxyaabaha advanced ka ah loola wadaago

  24. Abdifataax Haaji adow

    Waxaa dhihi lahaa sound effects,
    Iyo editing ka waraaqad qoraalka ladulsaaro,aa dhiman
    Sideeda kale aad baan uga faaidey
    Thnka ????

  25. Yaxye Maxamed Faarax

    Macha allah ustaad wax,badan ayaan ka faa,iday hada waxn awood u leeyahay inaan sameeyo muqaalo aad u qurxoon alhamdulahi guulayso labada daroodba ustaad

  26. Ayaanle Cawil

    Alx markii hore wax badan kama fahan snayan basics lkn hada wax badan aan ka bartay ugu horayn alle wayni ayaa mahad iska leh marka labaad ustaaad salmaan madow oo dadaal dheerad ah iyo juhdi badan ku bixiyay ayaa bahad iska leh????

  27. MOHAMED HASSAN

    al-ustaad salman madow mahadsanid in aan waxbadan ka fahmo course kaan adobe illustrator aad baan kaaga mahad celinayaa waxaaan rajeynayaa in aan sii hore mariyo xirfadaan aan waxbadan ka sii fahmo haddii Alle idmo.

  28. waan ku salaamay aad baad kuugu mahad celinayaa markale .runtii koorsadani waxaan ka faa iday wax badan oo aanan hore u aqoon waxaan bilaabay marii aan bilaabayay koorsadani anoon waxba ka aqoon ama wax fikira ka haysan hadana waxaan ahay nin yaqaana gabigiisaba mahad sanid markale

  29. Sida muuqaal loo sameeyo wax SaaS usii weyn kaman aqoon balse course Sadaan ayaan ku bartay waxyaabo badan waa course loo bashnaay macalin salmaan aad ayaad u mahadsanthy

  30. Abdirahman Hassen Dahir

    Alx alx allaah ayaan uga mahadcelinayaa kooriskaan oo ii suura galiyay inaan barto
    waa bacdan macalimkayga iyo barahayga al-ustaad salmaan maadow aad ayn ugu faraxsanahy inaan kamid noqdo arday afoogy ah runtii waxn ku hanwaynahy inaan barto koorsooyin badan i.a oon ubaahnahy kuwaas oo kujiro madxafka afoogy next waa graphic design????????????

  31. Ustaad Salmaan aad ayaan kaaga mahad celinayaa aqoonta aan ma bartay ku Mahadsanid macallin. Waan ku faraxsanahay innaan Course dhammeeyo runtii, qeybta labaad ayaan rejaynayaa innaan ka dhammeeyo. Mahadsanid mar kale.

  32. Shariif Mohamuud

    Asc dhamaan Banda Afoogy.com waxaa mahad iska leh marka hore alle Subxaana watacaalaa marka xigo Macalimkeena salmaan oo Si Hagar la aan ah inoogu soo bandhigay coursadan min Bilaaw ilaa dhamaad waad ku mahadsantahay Ustaad Anagana waxaan ku dadaali doonaa in aan dadaalkeena sii labo jibaarno kuna xirnaano Afoogy.com Inshaa allaah

  33. Mohamed Abdiwahab Mohamed

    Alhamdillilaah waxaan soo Afmeeray Koorsadan runtii wax badana waan kafaa iday waana umahad celinayaa Ustaad Salmaan Maadoow
    Waana rajaynayaa in aan halkaas kasiiwado dadaalkayga

  34. Abdullahi Mohammed

    Asc marka hore Alxm aad ayaad umahad santihiin bahda afoogy gaar ahaan ustaad Salman maadow juhdiga aad Ku bixisay in aad yagleesho mareegtan aadka uwacan run ahaantii wax badan ayaan Ka faa’iday course Kan.
    Bahda afoogy isma dhaafno.
    Mahadsanidiin.

  35. cabdi qaadir salaad

    Alla mahad leh oo i sahlay in aan dhameyo photoshop cc inta ka bacdi waxaan umahad celinayaa bahda afoogy gaar ahaan ustaad salmaan maadow oo wax badan ka faa,iday

  36. waad mahadsantihiin Teamka Afgooy sida wacaan ee aad u isku xilqaanteen in aad bulsho wax ku soo kordhisaa hadii ahaan laheyd kor u qaadida aqoonta iyo tababaradda xirfadaha.

  37. Ruun Cabdullahi

    msha allah level one english diploma certifcate inaa helo farxad ayee iitahy alhamdulillah mahadcelina alle kadib macalimiinteyda usdaad musada ustaad naima ustaad salmaan iyo ustaad luqmaan aaaad ayaan niigu mahadcelinayaa sida hagar la’aanta aad noo barteen adeegsiga iyo fahanka dadka kudhashay luuqada runi level one ayaanba kufahanhy waxbadan insha allh level two iyo three inaaa diploma aan dadaal kubixiye englishkana macalin kunoqday inaa helaa rajeynaa waana ku rajo weynahy sababtoo ah macalimiin kula shaqeynaayo sida inee ku horfadhiyaan ayaanu heysanaa alhamdulillah jzkllh dhamaan

  38. Waxaan ahay arday Raba in uu waxkabarto madasha afoogy. Waan eesta lasagna Bishan Lakin si aan ugu suubiirilahaa Ayaan garan LA ahay WhatsApp kana waan Kala xiriiray mana LA iisoojawaabayo pls I GAcaawiya kusoobiirka madasha afoogy

  39. Farah Mahamud moge

    Mahadsanid inbadan bahda Afoogy runtii wax badan ayaan ka faaiday koorsadaani waxaa I dhamaatay bishii
    2aad ee barashada luuqada ingiriisiga.

  40. cabdiraxman Aadan

    Alx maanta waxaan gabagabeeyay korsadii ugu horeysay ee afogy taa oo ah level one English

    Marka kowaad Allah ayeey mahadoo idil u sugnaatay Allahasoo aan ka rajeynayo in uu igusii guuleeyo wax barashada.

    Mar kle Waxaan u mahad celina macalimiinta qiimaha badnaa ee uu hogaaminayo ustaad maadow , ustaad mustafa iyo macaliinta kalaba

    Sidoo kale waxaan u mahad celinaa naftayada oo iyana ko’aan ku qaadatay in aysan joojin ilaa ay guushan soo gaarto haddana waan kusii dhiira gelinayaa nafteyda in ay sii waddo dadalka iyo juhdiga ❤️❤️????

    الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات

Leave a Reply

Scroll to Top