Microsoft Excel

Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka xisaabaadka ee Microsoft Excel.Excel waa barnaamij xisaabeed ugu caansan aduunayada ay soo saartay shirkada Microsoft , waxa loo adeegsada barnaamijkaan hada rabto ina dajiso mizaaniyad goobaha ganacsiga , shirkadaha iyo iskuulada, ama ina ku xisaabiso darajooyinka ardaydaada, ama ina ku xifdiso misharaadka shaqaalahaadi, ama aa rabto inaa jadwal aa u …

Microsoft Excel Read More »