Archives: Courses

ADVANCED || VN-Mobile Video Editing

Koorsadaani waxaa ku barnayna sidaa mobaylkaadi ku khaaska aa ugu soo saari lahayd muqaal tayo leh, adoo aadan adeegsan wax computer, kaliya waxaa adeegsanayna mobylkaadi ku khaaska ah.Koorsadaani waa koorsa ka horumarsan koorsadii hore aa kusoo baranay asaasitaayta barnaamijka, hadaadan soo baran koorsadaasi waa kula talin lahayn inaa soo daristo, si aa ula qabsato koorsadaani, …

ADVANCED || VN-Mobile Video Editing Read More »

Microsoft PowerPoint

Faahfaahinta Koorsada: Ku dhawaad bandhig kastaa wuxuu guulaysan kuna saamayn yeelanayaa hadaa kusoo gudbino hab sawir ahaan, qoraaladiisane yariyiihin lana socdo garaafyo, animations, ama icons. Ku soo bandhigidaada presentationskaadi hab muqaal ahaan waxay si fudud uga tagayaan aragti ka weyn ina qoraal dheer qorto.Koorsadaani barnaamijkaa ku baranayno oo ah “Power Point”, uma baahnid inaad noqoto …

Microsoft PowerPoint Read More »

Adobe Illustrator CC

Faahfaahinta Koorsada: Barnaamijka Adobe Illustrator waxaa adeegsada shirkadaha xayeesiisnta iyagoo ku habeeya summadaha (logo) iyo cartoons iyo naqshadaha kale. Kooraskaani wuxuu ku barayaa fikradaha asaasiga ah iyo farsamooyinka lagu dabaqi karo shaqooyinka barnaamijkani. oo ay ku jiraan digital ahaan iyo daabacaad (Print Production). Maxaa ku baranaynaa Koorsadaani? Waxaa ku barnaynayna Sida u habayn lahayd Artboards iyo …

Adobe Illustrator CC Read More »

BASIC || VN-Mobile Video Editing

Maxay tahay Koorsadaani? Koorsadaani waxaan kugu baranay adigoo aadan isticmaalin wax computer inaa mobaylkaadi ku soo saari kartid filimaan qurux badan oo u dhigma filimaanta ay soo saaran dadka ku xeel dheer baraamijada Editingka. Coursadani waxaa ku baranayna waxaa ku baranayna baraamijta ugu horeeyo ee mobeelada lagu sameeyo videyada looguna magac daray Vn Video Editor …

BASIC || VN-Mobile Video Editing Read More »

Microsoft Windows 10

  Maxay tahay Koorsadaani? Coursadani waxaa ku baranayna Operating Systemka OS ugu caansan ay ku dhawaad 80% caalamka laga isticmaalo oo lagu magaacaabo Windows 10. Yaa u Baahan Koorsadaani? Hada tahay arday oo aa qarayso research ama baxthi. Hada tahay maamule aa fadhiso xafiis Hada tahay ganacsade oo mehradaadi jogtid. intaas iyo inkabadan ayaa barnaamijkani …

Microsoft Windows 10 Read More »

Chemistry Form-4

Koorsada Dib u darsida maadada Kimistariga ee Dugsiga sare Fasalka 4 ama Form 4

Biology Form-4

Koorsada Dib u darsida maadada Xisaabta ee dugsiga sare Fasalka 4 ama Form 4

Math Form-4

Koorsada Dib u darsida maadada Xisaabta ee dugsiga sare Fasalka 4 ama Form 4

AutoCAD

Coursadani waxaa ku baranayna sida muqalada loo sameeyo loona habeeyo anagoo ku barnayno barnaamijka AutoCAD Maxaa Ku baranayna Korsadaani? Si guud ahaan waxaa ugu hadlayn sida units u badali lahayd. Sida u kala qaybin lahayd darbiyada iyo qolalka. Sida u samayn lahayd albaabada iyo daaqadaha Habaynta Blocks iyo daaqadaha. Muujinta gidaarka (Hatches) Sida ugu dari …

AutoCAD Read More »

Premiere Pro CC

Coursadani waxaa ku baranayna sida muqalada loo sameeyo loona habeeyo anagoo ku barnayno barnaamijka Adobe Premiere CC Maxaa Ku baranayna Korsadaani? Wajiga hore ee barnaamijka iyo toolashiisa waxay kala yihiin (Touring the Premiere Pro CC) Sida fileshaada media usoo gashan lahayd  barnaamijka iskuna hagaajin lahayd (Importing your media& Organizing Media) Waxaa sidoo kale baranayna waxa …

Premiere Pro CC Read More »

Photoshop CC

Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu saxo laguna qurxiyo Photoshop CC. Yaa u Baahan Koorsadaani? Hada rabto ina noqotid graphic designer. Hada tahay photographerska. Hada tahay social media markater. Hada tahay Video Editor. Hada tahay Motion Grapher Maxaa Ku baranayna Korsadaani? Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd. Digital images iyo …

Photoshop CC Read More »

Microsoft Excel

Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka xisaabaadka ee Microsoft Excel.Excel waa barnaamij xisaabeed ugu caansan aduunayada ay soo saartay shirkada Microsoft , waxa loo adeegsada barnaamijkaan hada rabto ina dajiso mizaaniyad goobaha ganacsiga , shirkadaha iyo iskuulada, ama ina ku xisaabiso darajooyinka ardaydaada, ama ina ku xifdiso misharaadka shaqaalahaadi, ama aa rabto inaa jadwal aa u …

Microsoft Excel Read More »

Microsoft Word

Maxay tahay Koorsadaani? Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu qorto documentska Microsoft Word. Yaa u Baahan Koorsadaani? Hada tahay arday oo aa qarayso research ama baxthi. Hada tahay maamule aa fadhiso xafiis Hada tahay ganacsade oo mehradaadi jogtid. intaas iyo inkabadan ayaa barnaamijkani u baahan.   Maxaa Ku baranayna Korsadaani? Wajiga hore barnamijka guud ahaan …

Microsoft Word Read More »

HitFilm Express

Coursadani waxaa ku baranayna sidaa ku samaysanayno filimaanta (Video Editing) , barnamijkaa adegsanayne waa HITFILM EXPRESS darsiyada hore waxan kugu sharxi sababtan kugu dooray barnamijkaani iyo sida ku dagsanyso filesha barnamijka sidoo kale darsiyada xega waxaa ku baranyna wajiga hore ee barnaamijka iyo sidaa u isticmali lahayn toolska barnamijka ugu danbayn duruusta danbe waxay noqon …

HitFilm Express Read More »

PixBuilder Studio

Koorsadaani waxa ku baranayna barnaamijka Pixbuilder studio oo lamid ah barnaamijka Photoshop , koorsadani waxy ku sabsanan dontaa sida sawirada loo naqshadeeyo sidoo kale sida colorska loo saxo sidoo kale sido liskugu dhadhajiyo lona jarjarto iyadoo aa baran doono dhowr tools u muhiim ah naqsahadaynta sawirada sidoo kale ugu danbayn waxa isku diri dona naqshado …

PixBuilder Studio Read More »