Maxay tahay Koorsadaani?
Coursadani waxaa ku baranayna sida muqalada loo sameeyo loona habeeyo anagoo ku barnayno barnaamijka Adobe Premiere CC
Maxaa Ku baranayna Korsadaani?
- Wajiga hore ee barnaamijka iyo toolashiisa waxay kala yihiin (Touring the Premiere Pro CC)
- Sida fileshaada media usoo gashan lahayd barnaamijka iskuna hagaajin lahayd (Importing your media& Organizing Media)
- Waxaa sidoo kale baranayna waxa asaasiga u ah video Editing (Basic Editing).
- Sida u ahagajin lahayn codka (Performing Basic Audio) .
- Sida u siticmaali lahayn waxa asaasiga u ah effects (Basic Effects).
- Sida coloraska u saxi lahayd (Color Correction)
- Ugu danbayn sidaa usoo saari lahayd filimka (Output the Projects).
Asc
wa alaikumu salam