Adobe Illustrator CC

Current Status
Not Enrolled
Price
$5
Get Started
This course is currently closed

Price: $5/bile – $10/3dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

[uo_expiration_in]



Faahfaahinta Koorsada:

Barnaamijka Adobe Illustrator waxaa adeegsada shirkadaha xayeesiisnta iyagoo ku habeeya summadaha (logo) iyo cartoons iyo naqshadaha kale. Kooraskaani wuxuu ku barayaa fikradaha asaasiga ah iyo farsamooyinka lagu dabaqi karo shaqooyinka barnaamijkani. oo ay ku jiraan digital ahaan iyo daabacaad (Print Production).

Maxaa ku baranaynaa Koorsadaani?

Waxaa ku barnaynayna

  • Sida u habayn lahayd Artboards iyo workspaces, layers, and shapes.
  • Sidoo kale waxa ku tusin farsamooyin ku saabsan sidaa Selections u samayn lahayd
  • Iyo toolska ugu muhiimsan ee wax lagu sawiro (draw) iyo sida ku habayn lahayd (complex shapes ),.
  • Sidoo kale waxa ka hadlayna colors-ka iyo swatches iyo gradient fills.
  • Sidoo kale waxa ka hadal doona Paths iyo Anchors-ka
  • Sidoo kale waxa ku barnayna koorsadaani sida Fontskaadi u habayn lahayd.
  • Sidoo kale waxaa ku baran sida u isticmali lahayd aalada Pen Tool.
  • Ugu danbayn dhowr Project ayaa isla samayn doona aa ku practice garaynayno casharadaa soo dhiganay.

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Qof kasta oo raba in uu bilaabo adeegsiga Illustrator xirfaddiisa shaqo uuna rabo inuu ku shaqaysto
  • hiwaayaddiisa tahay inuu digital ahaan wax ku naqashadeeyo,
  • Naqshadeeyayaasha garaafyada (Graphic Designer),
  • Farshaxannada garaafyada dhaqdhaqaaqa (Motion Graphic Artist)
  • Iyo hal-abuur kasta oo raba inay sawiradooda u naqshadeeyaan si digital ahaan.

Course Content

Expand All
Week One
Chapter Content
0% Complete 0/1 Steps
Week Two
Chapter Content
0% Complete 0/1 Steps
Week Three
Chapter Content
0% Complete 0/2 Steps
Week Four
Chapter Content
0% Complete 0/2 Steps

Leave a Reply