Baro barnaamijka ugu horeeyo caalamka ee lagu nidaamiyo Nolasha laga soo bilaabo eber ilaa heer khabiirnimo.
Course Content
Week One
Week Two
Week Three
Week Four
About Instructor
Login
Accessing this course requires a login. Please enter your credentials below!
Responses
You must be logged in to post a comment.
Asc ustaad subax wanagsan marka hore.
Ee ustaad course sadaan notion malagu baran karaa mobile keliya.
Midda kale khidmada ama lacagta isdiwan gelinta 14$dollar miyaa ustaad.
Waad mahadsan tahay intaad fariinteyda aqbashay.
asc salmaan maadow waan ku salamay ustaad marka hore waxaan kaaga mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad ardayda somaliyeed ugu faaideyso horay usoc
Asc ustaad waan kuslamay run ahaantii aad ban ugu faraxsanahay inaan qayb kanoqdo coursdan notion waxan kasoo daawaday chennelkaga salman madaw adigoo kahadlaya maclin coursiga intee soconayaa khidmadiisu wa intee lacagti qabkii aan ubixin lahaa xogaa waa iga diidayaa wll
asc ustaad salmaan madow ustaad waad kumahadsan tahay dadaalkaa nagu bixisay in aad wax fican noo soo gudbiso oo aad na barto ustaad alle wayni haaa kaa abaal mariyo