Computer Basics

  • Macalinka Koorsada: Salmaan Maadow
  • Heerka (Level) Koorsada: Bilow
  • Maxaa lagaaga baahanyhay: Computer ama Mobayl.

Price: $10/6dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

Hadaa bilow tahay koorsadaani waa midaa ku bilow lahayday Caalamka Comptuerka

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 6 Chapters
  • 35 Lessons
  • 5 Quizzes
  • Course Certificate

Responses

  1. course aad u fiican oo wax bdan ka faaiiday bay ahay
    habka loo soo diyaariyay oo adan ugu caajisaynin dhigashada coursada in ay ku dhiira galisa mooyane ayadana wan idin kaga mahad celinaa.

  2. Allaxamdullilah Alle ayaa mahad ii suurtagaliyay in aan coursedan computer aan dhamaaeyo Allaxmdullilah .
    Waxa kale oo u mahadnaqayaa ustaad Salmaan maddoow oo coursedan noo dhigay iyo dhammaan macalimiinta bartay Afoogy oo aan leeyahay Alle jannutu firdows ha idiin geeyo. Aamiin Aamiin

  3. Alx marka hore allah ayaa mahad iska leh marka danbana macalinkeyga ustad salmaan madow iyo dhaman bahda afoggy runtii koraskan wax badan ayaa ka faidey i.a shaqada aadag ee aad u heysan ardayda somaliyed halka ka sii wada ayaan idin leyahay waa mahadsan tihiin

  4. Alhamdulillah, Alhamdulillah, marka kowaad waxa mahad dhamaan teed u sugnaatey Allaha awooda leh, iina suuro galiyey inaan dhameysto, kana faa‘iideysto fursadan qaaliga ah, mar labaad waxaan I mahad celinayaa bahda Afoogy, oo uu ugu horeeyo Ustaad keena Salman Madow, ru tii la aantood iima suurta gasheen inaan aqoontaan si kooban, faham guud iyo gaarba noogu soo gubiyeen. Aniga hada ka hor computer ka inaan wax ku qoro mooyee, aqoon kee fiican, kee xawaare sare leh, kee xaga mustaqbalka iyo tayada wanaagsan ma aqoon hada sifiican baan u fahmey. Waxaanan ogaadey in Laptop kaan dhawaan gatey tiisu aheyd, inaan anigoo HDD, SDD iyo RAM kala fahamsaneyn gato. An lacag un igaga khasaartey. Hadase la ima dhici karo xaga Computer ka, taas na waxan ka bartey Curse kan Basics Computer.
    Waa Mahadsantihiin.

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?