Bilawga Xisaabta (The Beginning)

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed

Price: $10/Sanadkii

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

Koorsadaani waxaan ku daraasaynaynaa cutubyo asaasi u ah xisaabta sida:

Chapter One : Knowing Numbers
Chapter Two : Place Value
Chapter Three : Comparing Numbers
Chapter Four : Sequence
Chapter Five : Ordering Numbers

5 thoughts on “Bilawga Xisaabta (The Beginning)”

  1. Suleiman Mohamed

    Waxaan Ku faraxsanahay dhameystirka koorsada marar badan waan ka yara caajisay balse ugu danbayn waan dhameystiray, koorsadaani waxay iga caawisay ee xusi karo ayaa ah: Sida Roman numeralska u shaqeeyaan, Rules ilaa afar gaaraya ayaan Ku bartay oo runtii aan tijaabiyay waana rules shaqeynaya oo sax ah, qofkasta oo xisaabta daneynaya waxna aysan uga bilaabnayn waxaan kula talinayaa in uu koorsadaan iska xaadiriyo, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa ustaadka koorsada bixinayey ee Ustaad Salmaan Maadow oo runtii qaabka uu sharaxaada u bixinaayo ay tahay mid qofkasta la jaanqaadi karo sidoo kalena fahmi karo.

Leave a Reply

Scroll to Top