Bilawga Xisaabta (The Beginning)

Koorsadaani waxaan ku daraasaynaynaa cutubyo asaasi u ah xisaabta.

Koorsadaani waxaan ku daraasaynaynaa cutubyo asaasi u ah xisaabta sida:

Chapter One : Knowing Numbers
Chapter Two : Place Value
Chapter Three : Comparing Numbers
Chapter Four : Sequence
Chapter Five : Ordering Numbers

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 5 Chapters
  • 25 Lessons
  • 5 Quizzes

Responses

  1. Waxaan Ku faraxsanahay dhameystirka koorsada marar badan waan ka yara caajisay balse ugu danbayn waan dhameystiray, koorsadaani waxay iga caawisay ee xusi karo ayaa ah: Sida Roman numeralska u shaqeeyaan, Rules ilaa afar gaaraya ayaan Ku bartay oo runtii aan tijaabiyay waana rules shaqeynaya oo sax ah, qofkasta oo xisaabta daneynaya waxna aysan uga bilaabnayn waxaan kula talinayaa in uu koorsadaan iska xaadiriyo, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa ustaadka koorsada bixinayey ee Ustaad Salmaan Maadow oo runtii qaabka uu sharaxaada u bixinaayo ay tahay mid qofkasta la jaanqaadi karo sidoo kalena fahmi karo.

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?