Microsoft PowerPoint

Koorsadaani barnaamijkaa ku baranayno oo ah "Power Point", uma baahnid inaad noqoto naqshadeeye ama designer si aad u abuurto bandhigyo muuqaal leh oo qurux badan.
Waxaa kugu baranay guud ahaan barnaamijkaasi sidaa u isticmaali lahayd, anagoo kaaga bilaabayno heer dhexe ilaa aa ku gaarsiinayno heer dhexe


Price: $10/6 dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali!


Faahfaahinta Koorsada:

Ku dhawaad bandhig kastaa wuxuu guulaysan kuna saamayn yeelanayaa hadaa kusoo gudbino hab sawir ahaan, qoraaladiisane yariyiihin lana socdo garaafyo, animations, ama icons.
Ku soo bandhigidaada presentationskaadi hab muqaal ahaan waxay si fudud uga tagayaan aragti ka weyn ina qoraal dheer qorto.
Koorsadaani barnaamijkaa ku baranayno oo ah “Power Point”, uma baahnid inaad noqoto naqshadeeye ama designer si aad u abuurto bandhigyo muuqaal leh oo qurux badan.
Waxaa kugu baranay guud ahaan barnaamijkaasi sidaa u isticmaali lahayd, anagoo kaaga bilaabayno heer dhexe ilaa aa ku gaarsiinayno heer dhexe aa ku abuuran karo presentation walba u baahato.

Maxaa ku baranaynaa Koorsadaani:

  • Waxaa ku baranayna dhamaan assasiyaatka barnaamijka.
  • Sida u abuuran lahayd Presentation cusub kadibne u edit garayn karto, iyo share garayntiisa
  • Sida kale waxaa ku baran sida qoraalada u gashan lahayd ina qaabaysan lahayd.
  • Sida ugu darsan karto shapeskayda una isticmaali lahayd.
  • Sida kale waxaa ku baran koorsadaani sida table usoo gashan layad una format garayn lahayd.
  • Sida usoo gashan layad (sawiro,codad,muqaalo).
  • Sida u dhaq dhaqajin lahayd “animation” presentationkaadi.
  • ugu danbayn sida ula wadaagi lahayd “share”.

Course Content

Expand All

Week ONe

Week Two
Week Three
Week Four

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 10 Chapters
  • 55 Lessons
  • 3 Quizzes
  • Course Certificate

Responses

  1. xaqiiqdii korsadani indhaha ayey ii kala furtay markaan dhameeyay waxaane ka faaiday wabadan oo aana horay u aqoon hadane waxaan sii rajaynaa in koorsada lasii hormariyo oo adfanced laga dhigo oo lagu soo daro how to design good enimation slide mahadsanid

  2. Course daan ayaan waxaan ka arkay fb waxaanan u qorsheeyey in aan casharadeeda ku dhameeyo muddo ku siman laba isbuuc oo aan fasax lahaa, alxm ilaahy waa I waafajiyey, wax badan oo aanan horay u aqoonin waan bartay, sidoo kale Waxaan macalinka iyo barta afoogy ka helay dhiirigalin ah in aan wax is baro oo Mar walba oo aan chapter dhameeyo la igu dhiirigaliyo kan kale in aan usii gudbo oo aanna ka caajisin courska.
    Aad baan ugu mahadcelinayaa macali kyga qaaliga ah Salmaan maadow, sidoo kale waxaan u mahad elinayaa hawlwadenada Barta afoogy platform.

    Thanks All ????

  3. Alxamdullilah mahadoo idil alle usugnaatay oo ii suurta galiyay inaa dhameyo course kan .
    Waxaan qiraya inaa koorasadan wax badan kafaa’ iiday oo na rajena inee i anficidoonto marar badan.
    Kooraskan waxee aad u anfacee arday walbo oo doon inuu presentation qurxoon soo jeediyo.
    Ugu danbeentii waxaa u mahad celinaa bahda afoogy qaasatan Barre salmaan madow.

  4. Waxan aad iyo aad ugu mahad celinayaa ustaad salmaan madaw, macalin qiima badan ajir alla hakaa siiyo sidaa website
    ka ugu habaysay ardayda somaliyed, maantana waa ii farxad inaan dhamaystay course kii aan halkan kabaranayay,
    Mahadsanid ustaad

  5. Alxamdulilah alle ayaa mahad u sugnaatay uu ii suurta giliyey inaan si dhamestiran u dhameystay courska ms Powerpoint waliba aan u fahmay si qoto dheer taasina waxaa abaalkeda leh oo mudan in loo mahadceliyo dhamaan maamulka iyo macalimiinta afoogy platform qaasatan macalinka computerka ustaad salmaan maadow oo runtii si hufan inoogu hagar baxay barashada computerka qasatan Microsoft office ???? app. Marka waxaan is leeyahay inaan si dhamestiran aan u adeegsankaro ms powerpoint iyo dhamaan office ???? application. Marka farxadeyda lama soo koobi Karo. Waxaan leeyahay ustaad salmaan maadow mahadsanid ???? juhdiga aad noogu bixisay. Inta maanku gaajeysanyahay guuli waa weli. Mahadsanid ustaad maadow

  6. Alx alx alle ayay Mahad oodhan usugnaatay Kadib macalimkayga ustaad salmaan waxn kuleehay jazakallaah alle Hakaa abaal mariyo wanaagaaga iyo waxbaridaada runtii Bartaan waa koorsadii 5 aad een ka barto ilaa hada mahayo website kale oo soomaaliyeed oon lasoo barbardhigo oo jiilkeena maanta uga haboon alx barahaygi iyo dhamaan ardayda kale soo dhawaada ????????

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?