Computer Basics

Current Status
Not Enrolled
Price
$10.00
Get Started
This course is currently closed

Price: $10/6dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

Hadaa bilow tahay koorsadaani waa midaa ku bilow lahayday Caalamka Comptuerka

31 thoughts on “Computer Basics”

  1. abdi nassir Ibraahim

    alx ugu danbeyn waa iso dhamaatay courski waxaan u mahad celina ustd salman maadow iyo dhamaan matasha afoogy runti wax badan ayaa idinka faa’day aadba u mahadsantihin

  2. course aad u fiican oo wax bdan ka faaiiday bay ahay
    habka loo soo diyaariyay oo adan ugu caajisaynin dhigashada coursada in ay ku dhiira galisa mooyane ayadana wan idin kaga mahad celinaa.

  3. Abdullahi Osman ahmed

    Waxaan bartay oo aan dhameystay computer basics waxay ila eheed inaan ubaahneen lkn waxaan ogaaday iney wax badan iga maqnayen shukran ustad salman

  4. Suhayb Maxamed Buraale

    Allaxamdullilah Alle ayaa mahad ii suurtagaliyay in aan coursedan computer aan dhamaaeyo Allaxmdullilah .
    Waxa kale oo u mahadnaqayaa ustaad Salmaan maddoow oo coursedan noo dhigay iyo dhammaan macalimiinta bartay Afoogy oo aan leeyahay Alle jannutu firdows ha idiin geeyo. Aamiin Aamiin

  5. Abdihakim Ahmed

    Alx marka hore allah ayaa mahad iska leh marka danbana macalinkeyga ustad salmaan madow iyo dhaman bahda afoggy runtii koraskan wax badan ayaa ka faidey i.a shaqada aadag ee aad u heysan ardayda somaliyed halka ka sii wada ayaan idin leyahay waa mahadsan tihiin

  6. Mawlid Abdi Kawrah

    Alhamdulillah, Alhamdulillah, marka kowaad waxa mahad dhamaan teed u sugnaatey Allaha awooda leh, iina suuro galiyey inaan dhameysto, kana faa‘iideysto fursadan qaaliga ah, mar labaad waxaan I mahad celinayaa bahda Afoogy, oo uu ugu horeeyo Ustaad keena Salman Madow, ru tii la aantood iima suurta gasheen inaan aqoontaan si kooban, faham guud iyo gaarba noogu soo gubiyeen. Aniga hada ka hor computer ka inaan wax ku qoro mooyee, aqoon kee fiican, kee xawaare sare leh, kee xaga mustaqbalka iyo tayada wanaagsan ma aqoon hada sifiican baan u fahmey. Waxaanan ogaadey in Laptop kaan dhawaan gatey tiisu aheyd, inaan anigoo HDD, SDD iyo RAM kala fahamsaneyn gato. An lacag un igaga khasaartey. Hadase la ima dhici karo xaga Computer ka, taas na waxan ka bartey Curse kan Basics Computer.
    Waa Mahadsantihiin.

  7. macalin Salmaan illah khayir badan haku siiyo wali wax badan ayaan ka bartay xada cashrbixinta iyo dirigalintada xaga youtupka mahadsanid Macalin .

  8. Sakariye Mukhtar

    xaqiiqdi cashar walbo oo koorsadan kamidah si 100% ah ayaan ooga faaiday.
    mahadsanid ustaad salmaan iyo dhamaan bahda afoogy.
    halkani waa goobti ugu fiicnayd ee aan abid hab online aan wax oga barto.
    waad kumahdsantihiin dadaalka.

  9. Wallahi darenkey macabiri kari xaqiqatan lkn waxaa darema niyadina ina ikhlas tahay wayo manan arag couras sidan okala ah cashirba cashirka kadanbeyo xamasad ban kudaremaye wana kafa iday macalin ustad salman madow alle haku danbi dhafo cimri dher cibado suban kurajena

  10. Gacala abdullahi Noor

    Asc mrka hore ustd waa ku salaamey tn xigta koorsadaan wxn ka faaiidey wax an so koobi karo ma aha ustd and ayaad u mhdsnthy in bdn wxn jecelhy shaqooyinka gacanta misna computer ka loo adeegsado course daan waxey zaaid iigu dhiira galisey hadafkii shaqooyinkaas ka lahaa inaa xaqiijiyo alle ka sokow ustd salmon mhd iska leh ustd thnks

  11. Anigoo ah Muse Hussain Osman oo soo koobaya basic computer aan ka bartay, bahda waxbarshada afoogy .
    Sida loo shido loona demiyo computer ka iyo qeybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay Hardware and software.
    Iyo sida ay u shaqeeyan nidaamyada howlgalka ahna Operating system iyo sida ay u shaqeeyan windows ama Mac,Os

    Waxan sidoo kale ka fahmay Components of Computer iyo noocyada uu u kala baxo Computerada iyo styles of computer, parts of laptop, kind of keyboard,
    Mouse or touchpad uses,
    Mother board , cpu,types of ram,Hard drive, or hard disk,And Expension Cards,
    Aad baad u mahadsantihiin dadaalkiina joogtada ah Aad ku dhexfaafineysaan Aqoonta iyo barbaarinta jiilka cusub.oo habka ugu fudud wax u baraysan uguna fahmsiisan oo ah habka min map m.a
    waad qiimo qaayo leedihiin bahada afoogy,
    Alle Ha idinka Abaal mariyo

  12. Ma.a coursadaaan aad iyo aad ayan u fahamay sida ay u diyaarsantahy iyo ama sida loo dejiyay habka farshaxnak ah mind map waa la cajibay run ahaantiii waa ku guuleystay dhmaan waxyaalihiii iga jiray migdi ustaat allah ayaa mahad isk leh marka xigtana ustaadkeyga waxan jeclahay inaa dhmaeysto coursdaan Insh allah .
    M.a website kani aad yuu u diyaarsnyhy m.a website la mid ah waligey ma arkin suda uuu u diyaarsanyahay iyo sida ugu fuduna wax ugu barankarto m.a ustaad waad heysiin dadaalka halkaa ka sii wada allah idinka abaal mariyo aduunyo iyo aaqiro waxaa jeceshihiin allah idinsiiyo

  13. Asalaamu calaykum,

    Waxaan halkan ugu mahadcelinaya maamulka xarunta iyo macallimiintii iga caawiyay inaan dhammaysto koorsada Computer Basics. Waxaan wax badan ka bartay koorsadan, waxaana dareemayaa horumar iyo kalsooni markaan isticmaalayo kombiyuutarka.

    Aad iyo aad ayaan idinkaga mahadcelinayaa fursadda aad isiiseen.

Leave a Reply

Scroll to Top