HitFilm Express

Koorsadani waxaa ku baranayna sidaa ku samaysanayno muqaalo qurux badan (Video Editing) , barnamijkaa adegsanayne waa Hitfilm Express.


Price: $5/bile – $10/3dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali


Koursadani waxaa ku baranayna sidaa ku samaysanayno filimaanta (Video Editing) , barnamijkaa adegsanayne waa HITFILM EXPRESS darsiyada hore waxan kugu sharxi sababtan kugu dooray barnamijkaani iyo sida ku dagsanyso filesha barnamijka sidoo kale darsiyada xega waxaa ku baranyna wajiga hore ee barnaamijka iyo sidaa u isticmali lahayn toolska barnamijka ugu danbayn duruusta danbe waxay noqon Project aa coursada ugu tala galnay ayaa isla samaynayna bilaaw ilaa dhamaad insh allah.

Maxaa Ku baranayna Korsadaani?

  • Wajiga hore ee barnaamijka iyo adeegsiga toolyada kala duwan ee barnaamijka uu leeyahay.
  • Sida Muqalada loo jarjarto.
  • Sida Muqalda liskugu dhajiyo.
  • Sida qoralada loogu darsado.
  • Sida Codadka loo saxo.
  • Sidoo Loogu darsado transition .
  • Sido codadka loo saxo loguna darsado barnaamijka
  • Coursada waxyaabo farabadan ayaa ugu hadlayna oo muhiim ah ugu danbayne waxii aa soo baranay ayaa practice garayn donaa insha allah

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 6 Chapters
  • 21 Lessons
  • 2 Quizzes
  • Course Certificate

Responses

  1. m.a, alxamduliliaah
    waxaan marka koowaad u mahad celinayaa Allaah Subxanuhu watacaalaa,
    oo i siiyay waqti, caafimaad , iyo maskax fayow oo aan wax ku fahmo cours-kaan nolosheyda wax ka bedeley.
    marka labaadna waxaan u mahad celinyaa Ustaad SALMAAN MADOW
    oo juhdi iyo waqti ku bixiyay si uu inaga dhigi lahaa dhalinyaro Lugohooda ku istaaga
    [_–_]

  2. Asc!
    waxaan ahay ardayad ka mid ah ardayda AFOOGY, waxaan ka bartay video editing. Waxaan marka koowaad u mahadcelinayaa allah subxaanahu watacaalaa ii fududeeyey in aan ka mid noqdo ardayda AFOOGY, marka labaad waxaad mahad balaaran u dirayaa macali SALMAAN MAADOW iyo akhyaarta la shageysa oo mar walba u heelan siday ardaydooda u qancin lahaayeen, runtii cashirada markii koowaad caqabado ayaan kala kulmay , caqabad walba si diiran oo qurux badan ayey iigu xalinaayeen macalinka iyo akhyaarta kale ee la shaqeeya.
    Macalin SALMAAN waad mahadsantihiin adiga iyo macalimiinta kaleba , haday jirto kalmad ka weyn mahadsanid waan idin dhihi lahaa , ilaahay ha idinka abaal mariyo aduun cisi ku noolaada aakhirana halkii roon iyo janatul fardawsa.

  3. Alxm Ilaahey Baa Mahad Iska Leh Allahaso II sahlay inaan barto course cusub waxana marka danbe u mahad celinya ustaadkena salmaan maadow allah yaxfadak ustaad iyo dhamaan afoogy academy

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?