Afoogy Affiliate Program


Afoogy Affiliate Program (AAP)

Barnaamijka Iskaashiga Afoogy

Nidaam lagu helo abaalmarin adigoo Afoogy la wadaagaya dadka kale. Iskaashi faa’iido leh adiga iyo Afoogyba waad guuleysaneysaan.

Sidee u Shaqeeyaa Nidaamkayaga?

Inaad ka mid noqoto shuraakada Afoogy waa sahlan tahay, laakiin lacag helidu waa ka sii sahlan tahay!
Waxaan kuu diyaarinay nidaam fudud oo casri ah oo kuu oggolaanaya inaad si sahlan ula socoto dadka aad soo xayaysiisay. Waxaa intaas dheer, waxaad heli doontaa casharro dhammeystiran oo ku baraya talaabo-tallaabo sida nidaamku u shaqeeyo.

01

Is diiwaangeli

Waxaa muhiim ah inaad foomka is-diiwaangelinta ku qorto xog sax ah.
Aqbalaadda codsigaaga waxay qaadan kartaa illaa 7 maalmood,
laakiin mararka qaar waa ka dhakhso badan kartaa.

02

Share-gree / La wadaag

U adeegso linkiga ama koodka qiimo dhimista ee aan ku siinnay si aad ula wadaagto asxaabtaada, qoyskaaga, ama followers-kaaga.
Waxaad si fudud uga arki doontaa boggaaga AAP dhammaan:
– Dadka soo booqda.
– Kuwa isticmaala koodkaaga qiimo dhimista.

03

Kasbo Ribix!

Hel abaarmarin lacageed ama koorsooyin bilaash ah
qof kasta oo adiga dartaa ku soo biira koorsooyinka Afoogy.
Ma jiro xad ardayda aad keeni karto inta badan ee aad la wadaagto, intaa badan ayaad kasbanaysaa!

FAQ – Su’aalaha Badanaa La Isweydiiyo

Ka hel jawaabaha su’aalaha badanaa la isweydiiyo ee ku saabsan barnaamijkayna iskaashiga afoogy.

Likes

Comments

Create New Post

You need to be logged in to access this page.

You need to be logged in to access this page.

Login