1 || Creative Designing & Photography
Diplomadan waxay ku baraysaa Naqshadaynta iyo Sawir-qaadista si xirfad leh. Waxaad baran doontaa sida loo sameeyo designs qurux badan, xayeysiin ganacsi, majalado iyo buugaag, sawir-qaadis iyo tafatir sawir, iyo sidoo kale dhisidda aqoonsi ganacsi (branding). Waa Diploma kaa dhigaysa naqshadeeye iyo photographer xirfad leh.
⭕️ iska diiwangali maanta Taabo halkaani .





2 || Data Science Fundementals
Diplomadan waxay ku baraysaa aasaaska Data Science . Waxaad baran doontaa sida xogta loo ururiyo, loo nadiifiyo, loona falanqeeyo. Sidoo kale waxaad fahmi doontaa sida kombiyuutarka uga barto xogta si uu u sameeyo saadaal. Koorsadani waxay ku diyaarinaysaa xirfad aad suuqa shaqada ku geli karto.
⭕️ iska diiwangali maanta Taabo halkaani .





3 || Content Editing & Motion Graphics
Halkaani waxa ka helaysaa koorsooyin sida loo saxo loona hagaajiyo content-ka. Waxaad baran doontaa saxidda qaladaadka qoraalka, habeynta fikradaha, iyo sida loo sameeyo qoraal cad oo si fudud loo fahmi karo. Waxay kaa caawinaysaa in content-kaagu noqdo mid xirfad leh oo soo jiidasho leh.
⭕️ iska diiwangali maanta Taabo halkaani .



4 || Business Courses
Koorsooyinkan waxay ku barayaan xirfado ganacsi oo casri ah. Waxaad baran doontaa sida ganacsi loo bilaabo, loo suuq geeyo, loona kobciyo. Waxay kaa caawinayaan inaad fahanto suuqa iyo macaamiisha.
⭕️ iska diiwangali maanta Taabo halkaani .


