waxan jeclaa inaan is qoro course english ah waa maxay talaabada la iga rabo meesha aan iska diiwaan galinaayo
Soo Jeedin
asc dhaman saxibada afoogy, waxaan ka tirsanahay english diploma batch5, marka hore waxa so dhaweynaya isbdelka balaaran ee lugu sameeyey madasha boorinayane dadaalkooda ku aadan horumarinta ardeyda soomaaliyeed , marka xigta waxaan soo jedin laha in lagu soo daro filters wayo cashirada englishka waxey u qaabeysanyihin maado maado. hada waxa adag markad murajeceyneyso mado ka mid ah maadoyinka tusaale madada Readin ka, readinka waxa uu kaso bilabanya month1 weak1. ka waran addiga o maraya bisha 5aad, waa inaad adaa pageka month1 kadibana kasii adaa weake1 kadibna w2 ilaa weak4 hadana soo aado month2 hadana moth3 ilaa month5, waa waqti dhumis iyo wareer, lkn hadii la sameeyo filter by subject waxa mesha ka baxayo wareerka iyo waqtiga dhumaayo.
filters ka waa laga sii kordhin kara intaas, lkn in my opinion filter by subject is the most important.
Asc, Salaan ka dib Waxaan Waday coursada Englishka Level one month one ayaan dhameeyay Ka dib waxa aan ku xijiyay month two, week two aniga oo maraya ayaa mashquul ka galay ustaad mudo 2 bilood ka badan ayaan ka maqnaa markii aan ku soo laabtay Coursadi waa la igala laabtay maxay ku dhacday ???
Update ka Cusub!!
ASC, Akhyaarta dhamaantiin inaad fiican tihiin baan rajaynayaa. Alxamdulilaah, Update kan Cusub Aad ayuu Cajiib u yahay Waan soo dhawaynayaa Waana ka helay.
Sida in “EDIT” lagu soo kordhiyay qoraalka aad wax ka badal ku samayn kadho.
Laakiin Hal arinaa jirto, Examka ama quiz ka qaabkiisa kii hore ayaa Ka wanaagsan. Tusale: Suaalaha Meelaha banaan buuxida ah erayada lagu siiyay haday bataan hal mar ma soo wada muuqanayaa, halka kii hore instruction ka dhan uu kuwada tusaayay.
Mida kale XARUNTA ARDAYDA Hadii aad qof u jawaab is dhahdo oo uu qoraalka yara bato Calada SEND da ama symbol keeda hoos buu aadayaa mana arkayso ilaa aad qoraalka aad wax yar aad ka dhigto.
Waxaan rajaynayaa in ciladahaas qaarkiin ila aragteen, Waadna soo eegi kartaan intaan arkin.
Team afoogy na inay intaas platform ka nooga hagaajiyaan baan ku boorinayaa.
WabiAllahi tawfiiq, Salaam 🤗🙌🏽
