☆ Waajib Guri (واجب منزلي) #11
Ka shaqee waajib guriga hoose
أجب عمـــايأتي
Su’asha 1aad: Sheeg macnaha ” بيض” iyo “خَيّار”?
Su’asha 2aad: أَضِفْ كلِمَتين إلي كل مجموعة
1=كُلَّيات
2=أوقات
3=مواد دِراسيّة
Su’asha 3aad: Sheeg farqiga u dhaxeeya “شَهر” iyo “أشْهُر”?
ما الفرق بين كلمتي “أشْهر” و “شَهر”؟
__________________________________
NOTE: Warqad kaga soo shaqay assignmentigaan kadib soo sawir, si aad inoogu soo dirto, fadlan waxaa taabata ama guji bottomka hoose meesha ay ku qorantahay Browse kadib raadi sawirkaadi meesha dhigtay, marka heshid sawirkaadi fadlan taabo Upload.
◉ Hal sawir iskugu gay waajibka ama assignmentiga lagu diray!
◉ Sharaxa habkaa waajibka kusoo diri kartid taabo halkaani
Responses