Adobe Photoshop CC

Koorsadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu saxo laguna qurxiyo ee caalmka ugu horeeyo Adobe Photoshop CC.


Price: $10/6dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali


Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu saxo laguna qurxiyo Photoshop CC.

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Hada rabto ina noqotid graphic designer.
  • Hada tahay photographerska.
  • Hada tahay social media markater.
  • Hada tahay Video Editor.
  • Hada tahay Motion Grapher

Maxaa Ku baranayna Korsadaani?

  • Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
  • Digital images iyo Nocyada sawirada CMYK iyo RGB
  • Iyo sidoo Layerska loo adeegsado.
  • Sida sawirada u jar jaran lahayd adigoo adeegsanayo ilaa dhowrka tool uu barnamijka ku siinayo .
  • Sidoo kale sida sawirada colorskooda u saxi lahayd.
  • Iyo khaladaadka aa sawirada ka hesho markaa sawirto.
  • Iyo Filterska barnaamijka ugu caansan sida u isticmaali lahayd .
  • iyo sida mask ugu samayn lahayd sawirada.
  • Chapterda qaar markaan dhamayno waxaa samynayna baractice aa ku murajacaynayno dhaman waxa kusoo baranay duruustii hore insha allah.

Course Content

Expand All

Week One

Week Two
Week Three
Week Four
Week FIve
Week Six
Week Seven

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

32 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 12 Chapters
  • 54 Lessons
  • 7 Quizzes
  • Course Certificate

Responses

  1. Asc ustad cilad yar jirto oo aan fahmin marka sawir soo galiyo photoshoka oo aan rabo in aan giyo mesha cabirka soo saxday sawirka qabkle ayuu noqonaa midabka saxda ah ayaa ka badal mayo

  2. koorsadani waa koorso waxyaabo badan aan ka faidnay waxaana mahad balaaran usugnaatay alle swc intaas kadib waxaan umahad celinaa ustaad maadow oo qofka hirgiliyay iney korsadan ina sogarto waxan leyahay ustaad abaal kada magudi karno balse waxay niyadada jeceshahay oo qeer allaha kuu sahlo i.a intaas kadib waxan umahad celina bahda afogy howl wadeenada iyoo iyagana kaalin kaqadatay haday noqoto xariirkoda wanagasan iyo son dhawentoda qurux badan

    ku: ustad maadow > ustaad koorsada kusoo kordhi tussaloyin 1iyo 2 oo ah samenta waxyaabo boro fishinal ah .

    1. A s c wr wb salaan sare macalin salman salaam kabacdi wxn rabay ustad inaan bilaabo hadii Allaah idmo inan bilaabo photoshop cc qof aan waligiis baran photoshopka mabilaabikaraa ustad iisoo jwb mhdsnd

  3. Asc Ustaad Salmaan Maadow waxaan kaaga mahadcelinaa sida quruxda badan ee aad course sada aad ugu beysgareysay qof inuu lajaan qaadi karo Runtii waxaan bilaabay anigoon waxba ka fahansaneyn kama caajisin inaan dhameeyo wax badan ayaana kaa faa,iiday bilaaw fiican ayaad isiisay mahadsanid Ustaad

  4. waxaan jecelahay inaan coursedan barto sida ugu fudud ee lagu baran karo macalin ii tilmaan insha allah ana inaan isku dayo Ayaan rajaynayaa
    waxaa jirtay inaan bilaabay hada sanadkii aan soo dhaafnay courses aan online ka baranayey markaa waxaa dhacaday markaan bil wday inaan ka caajiso oo aan iska daayeyba marka waan jecelahay macalin inaan markasto onlineka waxkabarto.

  5. Alxamdullilah Alxamdullilah Alxamdullilah allah swt ayaa mahad iskaleh allahaasoo iwaafajiyay inan wax kabarto platform ka caalamiga ah sida xaqabtiran loogu hagarbaxay dhinacwalba waana afoogy.com waxan aan rajeynayaa inan marlabaad iyo marsidaaxba kuso laablaabo insha allah
    Waxaad si qaas u mahadcelinaya al ustaad ,eng mufakir,hal abuure salmaan maadow iyo dhamaan maclamiinta marlaab marsidaaxdba waad mahadsantihiin

  6. Asc dhamaan mclimiinta iyo maamulayaasha madasha afoogy saaln kadib mahadi oo dhami waxaa iskali alle subxaanahu watacaalaa
    Course kaan waxaan bilaabay anigoo is diyaarshay maantana waa ii gabegebo alx wax badana wan kafaa iiday Course kaan waxaan u mahad celinaa ustaad salmaan maadow wax ayaan kaa barta waxaan ku leeyahy ustaad allaha kuu siyaadiyo cilmigaaga
    Xitaa wad I dhiira gelisay
    Mhdsnd ustaad

  7. Asc salan kadib wallahi ustadi maclinka waa iftiinka hormarkaga waayo wax yaabo badan oo mugdi kaaga jira auu kuu iftiimayaa
    marka macalin thnks awallkaga magudi karno lkn marwalba photoshop wx ku sameesanayno waa kugu xusi donaa isnaha allh (keep going)

  8. Marar badan waan isku dayay barashada photoshop
    Nasiib darro way iisuurto gali wayday
    Waxa farxad ii ah inaan helay madashi iyo macalinkii igu haboona
    Run ahaantii wax badan ayaa iskakakay badalay
    Mahadsanidiin

  9. asc macalin salmaan maadow iyo bahda afoogy waxan raba inan halkan ku soo gudbiyo aragtida koorsadan igaga aadan aniga.
    waxan imi bartan aniga oo aan waxba ka aqoon softwareka photoshop hadana waxan rajeynayaa inaan kabartay ilaa heer dhexe aan waxna jajabsan karo.
    waxyaalaha icajab galiyey waxaa ka mida:
    1:systemka wax barista
    2:wax iska weydiinta casharka aad soo dhaftay{quize}
    3:in laysku dirayo wax qabadyo{assignment}
    4:qaabka duubista si tayo leh iyo nuxurka casharka {no more time lose}
    and that is…

  10. Asc dhamaan bahda AFOOGY oo uu ugu horeeyo ustaad salmaan maadow

    Run ahaantii koorsadaani waxay iba fur utahay qofkasta oo daneynaya graphic design si gaar ah barnaamijka PHOTOSHOP ,waa koorso loo qaabeeyey laguna jimeeyey qofka bilowga ah indhahana u fureysa ahna hillinkii uu ka geli lahaa dunida graphics-ka ,si guud koorsadaani waxay ahayd mid loo qaabeeyey fudud oo la farmi karo leh quiz-yo iyo Assignment-yo lagu hubinayo aqoonta qofka Mar waliba uga siyaadda koorsada.

    Waxaan uga mahadcelinayaa ustaad salmaan maadow oo ah Bare waqti badan darsaayey barnaamijyadaan allana waxaan uga rajeynaynaa inuu miisaankiisa xasaadka ugu daro .

    Gunaanadkii koorsadaan waxaan ku qiimeyn lahaa mid fiican oo aan ka helay intii aan ka filaayey iyo in kabadan waxaan u rajeynaa inuu ka faa,iideysan doono qofkasta oo sideyda oo kale daneynaaya koorsadaan.

    Website-ku wuxuu ahaa mid simple oo aan lahayn isku dhexyaac iyo adkaansho intaba waa madal fudud oo aanan kala Kulmin wax culeys ah ama cilad ah.

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?