Kalagoyn (Subtraction)

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed

Price: $10/Sanadkii

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Kalagoynta (Subtraction)

Kala-goyntu waa mid kamid ah afarta Xisaab fallada aasaasiga ah ee aritmatig. loo isticmaalo in lagu helo farqiga u dhexeeya tirooyinka. Tusaale ahaan, marka aad haysato koox walxood oo aad ka saartid dhawr shay, kooxdu way sii yaraanaysaa.
Kala-goynta waa lidka ku-darka.

Leave a Reply

Scroll to Top