Microsoft Word

Koursadani waxaa ku baranayna barnaamijka ugu caansan ee lagu qorto documentska Microsoft word.


Price: $10/6dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali


Maxay tahay Koorsadaani?

Koursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu qorto documentska Microsoft Word.

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Hada tahay arday oo aa qarayso research ama baxthi.
  • Hada tahay maamule aa fadhiso xafiis
  • Hada tahay ganacsade oo mehradaadi jogtid.
  • intaas iyo inkabadan ayaa barnaamijkani u baahan.

 

Maxaa Ku baranayna Korsadaani?

  • Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
  • Sida qoraalada ugu qoranayno.
  • Sida docoment u abuuri lahaynay .
  • Sidoo copy iyo paste u adeegsan lahaynay.
  • Sida u delate garayn lahayn.
  • Sida u qori lahayn qoraal dheer gudihiisane wax ugu badali lahayn .
  • Sida sawiro iyo shapes iyo smart objects ugu soo dari alahyn iyo mawadic horumarsan ee barnaamijkaani ku saabsan.
  • Chapterda qaar markaan dhamayno waxaa samynayna baractice aa ku murajacaynayno dhaman waxa kusoo baranay duruustii hore insha allah.

 

Course Content

Expand All

Week One

Week Two
Week Three
Week Four
Week Five

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 10 Chapters
  • 71 Lessons
  • 5 Quizzes
  • Course Certificate

Responses

  1. Ugu horeyntii wxaan umahadcilunayaa Allihii iisuurto galiyey inan ka mid noqdo /wax Aan kabarto shabakada afoogy. Tan labaad wxaa mahad aan laasoo goobi karin ugu dirayaa macalinkyga Ustaad Salman maadow oo course ka si hufan oo cadaalad ay ku dheehantahy noogu hagar baxay. Allah hakaa ajarsiiyo Ustaad qli. ilxun alle Kuma tuso . ???? Thanks so much

  2. Marka hore waxaan u mahad celinayaa allaah oo ii fududeeyo inaan dhamaysto casharada intaas ka dib waxaan u mahad celinayaa macalinkeyga ustaad salmaan meadow oo juhdi geliyay inuu nagu fahamsiiyo casharada qaab muuqaal ah alxmdllh waan dhamaystay coursadani mahadsanid ustaadi kun iyo kow jeer

  3. Marka hore mahad oo dhami waxay usugnaatay Allah subxaanah wanatacaala. Marka xigana waxaa aan umahad celinayaa macalinkeyna Ustaad mr. Salmaan. Runtii wax badan ayaan ka faa,iidnay course-kan word. Waxan rejeynayaa in aan markale ka faa,ideysano couseda xigta ee Excel Insha Allah.

  4. الحمد للله رب العالمين
    Marka hore rabbaa mahad iska leh iisuurto geliyey inaan khatimo cooursekan ms word .
    Marka labaadna aad ayaan ugu mahadcelinayaa macallinkayga ustaad salmaan maadow oo runtii aan la yaabay qaabka wanaagsan ee uu casharrada noosoo gaarsiiyey
    Ustaad alla hakaa abaalmariyo miizaanka xasanaadkana hakuugu daro insha allh marwalbana khayr ayaan kuu rajaynayaa macallin .

    بارك الله فيك ????????????

  5. الحمدالله ilahay ayeey mahad usugnaatay aan dhamaaneyn marka xigta waxan umahad celinaya ustaad salmaan madoow xaqiiqdi si hagar la,aana ayaad noo bartay course shukran ustaad ????????????

  6. بسم الله الرحمن الرحيم
    الحمد الله
    الحمد الله
    الحمد الله
    waxaan ugu horayn umhad celinayaa oo mahad oo dhami usug naatay allaah sub xaanuhu watacaalaa noo suura galiyay raalina ka noqday in aan ai fican aan uga faa iidaysano coursadaan anogoo gurigeena jogna
    waxaan kaloo umahad celinayaa
    may teacher ZALMAAN MAADOW allaah haku xafido maclin waa noodadaashay allaah hakaa raali noqdo macalin

    1. Asc wr wnrk Marka hore waxan u mahad celinaya allah ii suura geliyey inan anoo cfmd qaba dhamsysto koorsadan guruxda badan ee Microsoft WORD waxan kaloo u mahad celinaya macalin kayga qaaliga aj ustaad Salmaan Maadow sida guraxda badan igu fahamsiiyay koorsadan alle waxan uga rajenaya inui caafimad iyo cimri dheei iyo cibaado suuban siiyo insha allah

  7. Farxad ayay ii tahay inaan websiteka afoogy wax badan ka faa’iiday , shirkadda afogy bulshada fursad muhiim ah ayaad usoo kordhiseen anigoo goobtayda shaqada jooga inaan course kan dhameeyay waa ii farxad gooniya , mahadsanidiin afoogy khaas ahaan ustaad salmaan maadow .

  8. Ugu horayn mahad oo dhan illahay ayay u sugnaatay
    Marka xigta من لم يشكر الناس ،لم يشكر الله Waxman u mahad celinayaa AFOOGY team oo run ahaan inoo suurta galiyay inaan nasiib u helno course kaan qiimaha badan leh
    Aniga koorsadan kombiyuutar waan isticmaali jiray lkn aad iyo aadbaan ugu dhib mudan jiray hadda lknse kooraskan ka gadaal xirfadayda dhanka wordka MAASHA ALLAH !

  9. Alxamdulilaah ilaah ayaa mahad leh marka xigta macalin salmaan aad ayaan kaaga mahadcelinayaa sharaxaada cashiraanta koorsada ee aad sida wanaagsan usoo diyaarisay koorsada maanta ayaan dhameeyay insha allah waxaan rajeenayaa in aan idin lasii joogo koorsooyin kale oo badan idinkaga faaiido insha allah????????

  10. Ascww Waxaa Guul Iyo Hormar U Arkaa In Aan Dhameyste Course da Microsoft word Oo Aan Ka Bartay Shabakada U Taagan U faaiidaynta Dadka iyo Hormarinta Technology ga Dhabti Wax Waan Ka Faaiiday Waliba Anoo Hore Meel kale uuga Soo Qaatay Ayaa Si Fcn midaan uuga Sii Faaiiday Ilaahay Ayee mahad dhan Usugnaatay ina Waafajiye Arinka Ka Sukow Mcnln Salman Iyo Shabakada Oo Dhan Wcsww

  11. الحمد الله marks hore ilaahay ayay mahadi u sugnaatay سبحانه وتعالى marka labaad macalin sharafa leh macalin shugran ban ku leeyahay wlhi koorsadan waxbad baan ka faa idaystay waxan rajaynaya inay arday badan oo kale ka faa idaysan doonan insha allah

  12. Alxamdulilaah Alle ayaa mahad leh marka xigtana shabakada afoogy oo ii sahashay inaa qaab muuqaal ah oo tayo sare leh wax ku barto, anoo gurigeyga joogo aad iyo aad ayaan uga mahadcelinaa. Cashirada koorsadan word ee aad sida wanaagsan usoo diyaariseen oona la fahmi karo xitaa qofki wax ka yaqaanay xitaa wax ka faa’iidaayo. Maanta ayaan dhameeyay INSHA’ALLAH, waxaan rajeenayaa in aan idin lasii joogo casharo (koorsooyin) kale oo badan aa idinka faaiidi doono, INSHA’ALLAH.

  13. Alxamdulilaah Allehii ii surtagaliyey Ina dhameeyo course word kana mid ahaado ardeyda Ustad Salmaan, waxa badan ba iga.baxey an ka bartey iyo sida wacan ee.lo diyariyey waa kaga mahadcelina laguna jaangoyey waqtiga, markale waxa umahadnqaya ustadka ,Shukran yaa ustaad.

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?