02.Habka Cashar Darsida

Hordhac

Halkaani waxaan si faahfaahsan kugu sharxayna habkaa u darsi lahayd, koorsada doorato casharadeeda.

Sharaxa Sawir ahaan:

Marka tagto bogga koorsooyinkaadi, sida aa ku kala fahmi karto koorsada aa bilowaday ama mida aa wado ama mida dhamaysay waxa raacda sawirada hoose:

Wali ma bilaabin koorsada!
Waxa wada darsida koorsada!
Waa dhamaysay koorsadani!

Bogga Cashar Darsida

sharax guud bogga cashar darsida

Dhanka Badix
Dhanka midig

Sharaxa Habka – Mobile

Qodobada ugu muhiimsan aa muuqaalka kaga hadli doono

Mahadsanidiin….

Nagu soo biir oo ogow faa'iidooyinka xubin ka noqoshada Afoogy.

Related Articles

Responses

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?