Community Content

Story #1:: Canuuni

🎥 Story 1 Waxaan soo duubnay muuqaal muujinaya habka u baxo canuuniga laga bilaabo koritaankiisa iyo goosashada ilaa canuuniga laga shiido, lagana cabo. Ardayda koorsada Video Editing waxaa laga rabaa inay muuqaalkan u adeegsadaan tababar ahaan, kana soo saaraan muuqaal dhamaystiran oo leh editing xirfad leh, transitions, color grading, cod iyo qoraallo ku habboon. 💡

Story #1:: Canuuni Read More »

Scroll to Top