VE_Resources
📂 Resource-kan / Agabkan Waxaan si gaar ah ugu talagalnay ardayda Video Editing-ka si ay ugu sameeyaan practice iyo tababar dhab ah. Ka faa’iidaysta footage-kan, kuna tijaabiya xirfadaha editing-ka sida:✅ Cutting & Trimming✅ Transitions✅ Color Grading✅ Sound Design✅ Motion Graphics 🎬 Hadafku waa inaad ka soo saartaan muuqaal dhamaystiran oo xirfad leh.






