Community Content
Nafc #4 (Muxarram)|| Personal Brand
🎉 Afoogy waxa ay ku faraxsan tahay inay idinla wadaagto Nafc #4, oo ah qaybta afraad ee barnaamijka billaha ah ee Nafc. Qaybtan afraad waxaan marti ku casuunnay khabiir ku takhasusay horumarinta shakhsiyadda, hadalka fagaaraha, iyo hoggaaminta. 🎙 Waa Coach Abdilatif HirsePublic Speaker & Life Coach 🎯 Mawduuca Kulanka:How to Position Your Personal Brand(Sida aad
Nafc #4 (Muxarram)|| Personal Brand Read More »
Website ka heli karto icons diyaarsan
Flaticon Website: https://www.flaticon.com/ Waa maxay?Flaticon waa mid ka mid ah website-yada ugu waaweyn ee laga helo icons tayo sare leh. Waxaad ka soo dejisan kartaa malaayiin icons oo qaabab kala duwan leh sida Flat, Outline, Filled, Lineal, 3D, iyo kuwo kale. Inta badan icons-ka waxaa lagu heli karaa qaabab sida SVG, PNG, EPS, iyo PSD,
Website ka heli karto icons diyaarsan Read More »
Website aa ka heli karto Design kale
Pinterest Website: Pinterest Waa maxay?Pinterest waa madal lagu raadiyo laguna kaydiyo fikrado muuqaal ah (images iyo designs). Waxaad ka heli kartaa malaayiin tusaale oo ku saabsan Graphic Design, logos, posters, branding, UI/UX, typography, packaging, iyo waxyaabo kale oo hal-abuur leh. Faa’iidada uu u leeyahay Graphic Designer-ka: Talo:Ha koobiyeyn design-ka dadka kale. U isticmaal Pinterest inaad
Website aa ka heli karto Design kale Read More »

