Community Content

Websit Sawiro PNG ka dagso

PNGEgg Website: https://www.pngegg.com/ Waa maxay?PNGEgg waa website aad ka heli karto kumannaan sawir oo PNG (Transparent Background) ah, sida logos, icons, dadka, qalabka, xayawaanka, walxo qurxin, iyo waxyaabo kale oo diyaar u ah in lagu isticmaalo design-ka. Faa’iidada uu u leeyahay Graphic Designer-ka: Talo:Ka hor intaadan u isticmaalin sawir mashruuc ganacsi (Commercial Use), hubi xuquuqda

Websit Sawiro PNG ka dagso Read More »

Resource #1

📚 Agabka Ugu Horreeya ee Practice-ka Ka degso agabkan ugu horreeya ee loo diyaariyey casharrada, si uu kaaga caawiyo inaad si fudud u samayso practice iyo tababar joogto ah. Waxaan kugula talinaynaa inaad soo dejisato agabka oo aad si joogto ah ugu celceliso, maadaama practice-ku uu yahay furaha horumarinta xirfadahaaga Graphic Design. 🎨 Baro. Ku

Resource #1 Read More »

Scroll to Top