Module1 – Week3 – Session2 – Monday’s reference notebook.
Module1 – Week3 – Session2 – Monday’s reference notebook. Read More »
Pexels waa website caan ah oo bixiya sawirro (Photos), muuqaallo (Videos), iyo agab kale oo tayo sare leh oo bilaash ah. Waxaa si weyn u isticmaala graphic designers, video editors, content creators, iyo ganacsiyada online-ka ah. ✅ Sawirro tayo sare leh (Stock Photos) ✅ Muuqaallo (Stock Videos) ✅ Music (Muusig) Isticmaalka Waxyaabaha laga soo dejiyo
Waxaa farxad iyo sharaf weyn inoo ah hada nahay afoogy inaan kamid noqono barnaamijka “𝐉𝐈𝐇𝐀𝐘𝐍𝐓𝐀 𝐉𝐈𝐈𝐋𝐊𝐀 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐄𝐄 𝐅𝐎𝐑𝐌 𝐅𝐎𝐔𝐑” oo ay soo qaban qaabisay Sesan Programme. Intii uu socday barnaamijka, maamulka afoogy, gaar ahaan Salmaan Maadow, wuxuu ardayda la wadaagay siminaar muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa: “𝐈𝐒𝐓𝐀𝐑𝐀𝐀𝐓𝐈𝐉𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐔 𝐃𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑 𝐆𝐀𝐑𝐎𝐖𝐆𝐀 𝐈𝐌𝐓𝐈𝐗𝐀𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐍𝐊𝐀”
JIHAYNTA JIILKA CUSUB EE FORM FOUR Read More »