Assalamu Alaikum Warahmatullaahi Wabarakaatuh
Afoogy maanta waxay jirsatay 6 sano 🎉
Muddo intaas le’eg waxaan dadaal galinay sidii ardayda Soomaaliyeed u heli lahaayeen waxbarasho casri ah, online ah, qiimo jaban, islamarkaana ku dhisan teknologiida maanta ay dunidu isticmaasho.
Si aan ugu mahadcelinno dhammaan ardayda nagu kalsoon iyo dadkii safarkan nala soo maray,
✅ Waxaan ku dhawaaqaynaa: 40% DISCOUNT dhammaan koorsooyinka & diplomada Afoogy
📅 Laga bilaabo: 9 Nov – 17 Nov
Waxaan ku faraxsanahay in kumannaan arday ay ka faa’iideysteen madashaani,
✔️ qaar shahaadooyin heleen
✔️ qaar xirfado dhisteen
✔️ qaar shaqooyin heleen
✔️ qaarna ganacsiyo bilaabeen
Mahadsanidiin dhammaan intii naga haqab tirtay, nagu taageertay, naguna kalsoonaatay.
Afoogy waa idinka, idinkaa sabab u ah guusheena. ❤️
