السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة bahada afoogy

Cabasho waxaa aan ka mid ahay ardayda dhigata qaybata diploma English markaas waxa aan ka cabanayaa qaabka saaxitaanka assignment sababtuna waa illaa 3 cisho in gaadhayso ayaan sugnaa saxitaanka ta labad marki hore habbeenka meeting ka macalinta subax nimadeeda waa naloo fasix jiray casharka laakin imika habeenka meeting marka uu dhaco haddan habben kale ayaan sii sugna anigu ray haddi aan soo jeediyo waxaa aan dhihi lahaa timetable hannanoo sameeyo markaas 5 casharka hala dhigto 1 meeting ha noqoto 1 assignment hala saxo thank you my dear teacher for your listening my complaining 

وبالله التوفيق 

Likes

Comments

Create New Post

You need to be logged in to access this page.

You need to be logged in to access this page.

Login