Microsoft Windows 10

Current Status
Not Enrolled
Price
$10.00
Get Started
This course is currently closed

 


Price: $10/6dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali


Maxay tahay Koorsadaani?

Koursadani waxaa ku baranayna Operating Systemka OS ugu caansan ay ku dhawaad 80% caalamka laga isticmaalo oo lagu magaacaabo Windows 10.

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Hada tahay arday oo aa qarayso research ama baxthi.
  • Hada tahay maamule aa fadhiso xafiis
  • Hada tahay ganacsade oo mehradaadi jogtid.
  • intaas iyo inkabadan ayaa barnaamijkani u baahan.

Maxaa Ku baranayna Korsadaani?

  • Waa maxay Computer?.
  • Waa maxay Operating System OS?.
  • Sida loo isticmaalo Mouseka iyo Touch Padka.
  • Iyo Guud ahaan waxaa ku baranayna sida u isticmali lahayd systemka Microsoft Windows 10?

Course Content

Expand All
Week One
Week Two
Week Three
Week Four
Week Five

18 thoughts on “Microsoft Windows 10”

  1. Mᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ ᴜsᴛᴀᴀᴅɪɪ ǫᴀᴀʙᴋᴀ ǫᴜʀᴜxᴅᴀ ʙᴀᴅᴀɴ ᴇᴇ ᴀᴀᴅ ɪɴᴛʀᴏᴅᴜᴄᴛɪᴏɴ ᴋᴀ ɴᴏᴏɢᴜ sᴏᴏ sʜᴀʀᴀxᴅᴀʏ

  2. Aad iyo aad ustaadi wax badan oo mugdi iiga jiray runti waan kaga bogtay koorsadan waxaan kuu rajeynaa ustaadi in illahay kuu siyaadiyo kaana ajar siiyo cilmigaad nagu intifaacday mahadsanid ustaad Salmaan

  3. masha allah ustaad salmaan maadow aad baad u mahadsantahay allah ku sharfo sida quruxda badan ee aad isku soo dubariday waxbadan waan ka bartay waa barnaamid aad ugu soo shaqeysay cilmigaaga allah kuu barakeeyo aduun iyo aakhiro markale ustad shukran

  4. Alxamdullilah maanto kale waxaay itahay farxad aad u waayiin inaan dhamaayisday courkii labaad.
    waxaan rajaynayaa inaan siiwadi doono isha Allah. waxaan halkan uga mahad celinayaa Usdaad Salmaan oo ahaa macalinkii ii bilaabay halkaana iso gadhsiyay, Mahadsanid Usdaad, illahay abaalkaga jano haka yeelo.

Leave a Reply

Scroll to Top