Goordhow

Goordhow Insha’Allah

Koorsooyinkaan hadda diyaarintooda ayaa socda. Waxaan ku jirnaa marxaladda habaynta iyo tayaynta, si ay ardaydu u helaan casharo fudud, faahfahsan, oo tayo sare leh.
Insha’Allah goor dhow ayaanu kusoo dari doonaa madasha, waxaana idin ogeysiin doonaa marka ay furmaan.
Mahadsanidiin dulqaadka iyo taageerada joogtada ah.

View who liked this

Likes

Post Visibility