Sheekadayda!

Maxay Ardaydeennu Naga Sheegeen?

Ka bogow ra’yiga, khibradda, iyo waayo–aragnimada ardaydeena ku faraxsan tayada adeegyada iyo koorsooyinkeena. Waxay nala wadaageen sida koorsadayadu uga caawiyeen horumarinta xirfadahooda, kalsoonidooda iyo mustaqbalkooda.

Markaan Go’aansadey Inaan Barto Design Gareenta waxaan Mooday Inaan Baran Karin, Balse Ku soo biritankeygii. Shabkada Afoogy Aya iga dhigtay Inaan Ogaadey Inaan ahay design gareeye weeyn balse qarsoon. Mahadsanid Alustaad Salmaan.

Men AFG 150x150


Abdirahman Abdirizak

Marka hore alle ayaa mahadoo dhan leh Marka labaad waxa mahad iska leh macalin ka oo si qurux badan noogu so diyaarismyay course kaan. Alx waxbadan baan ka fahmay video editing. Waxan rajaynaa in macalin noosoo duubi doono course kaan oo advanced ah

Men AFG 150x150

Yaxye maxamed khaliif

Alx cousadan wax badan ayaan ka faaiday waxad mooda macalinka inaad si live ah uga dhiganayso xiiseheeda, maaanta waan ku shaqeeya video editka masha allah go forward teacher maadaw.

Men AFG 150x150

Mostapha Eidan

Xaqiiqdii waa casharo muhiim ah oo si wanaagsan loo habeeyay aniga koley wa I cajabiyay casharadaan inkastoo cusbahay intaan hadii daawado si fiican baan u fahmay masha allah.

Women AFG 150x150

Shamso Mohamed

Women AFG 150x150


Sacdiya maxamed xuseen

Men AFG 150x150

Faysal Mohamed

Waa course aad u faaido badan aadna ka helidoontid Kuna caajisi doonin

Men AFG 150x150

Sakeriye muuse jaamac

Jasaa kallah Ustaad ,Runtii qaab sharexeedkaaga cidkastaa way fahmi karta.

Men AFG 150x150

Farxaan maxamuud

waa koorso aad u muhiim ah khaasatan dadka xiiseeyo muuqaal sameynta, waa website loo habeeyey qaab casriyeysan oo dadka wax uga heli karaan.

Men AFG 150x150


Cawil – Premiere Pro CC

Ugu horay xaqiiqadii waa website aad u fiican waayo waa casharo tayo leh iyo qiimo aad yar oo uu ruux kasta awoodi karo.. wax dhaliil ah u mahayo

Men AFG 150x150


Naasirudiin 
– Graphic Design

Guud ahaan Websiteka sidaa u aragtid iyo waxa nagu dari lahayd fadlan inala wadaag* Masha allah website hool fiican Hayaa Maantane Waxaa ku faraxsanahay anigoo In badan jeclaa Wax yaabo aqoonta iyo xirfadaha laxariiro inaa barto ayaan helin waagii aan somalia joogay Balse Maanta Anigoo Yurub Joogo inaa Jaanis quruxda badan ugu faa’idaysanaayo ku Faraxsanahay. Skills businesses laxariiro In lagu soo Daro Rajaynaa insha allah GUNTI IYO KUNAADADKII WAXAA IDIN LEEYAHAY AFOOGY INTA KA HOWL GASHO HOWSHA QURUXDA BADAN HAYSAAN ALLAAH IDIN KULA GARAN

Asc wr Course kaan Aad baan uga faa’iidaystay waxayna ii ahayd practice fiican anigoo wakhti dheer kahor dhigtay waxay ii ahayd xasuusin fiican , Aad baana ugu mahad celinayaa macalin salmaan maadow iyo shirkadda afoogy.
Website casri ah oo websiteska wadamada la horumaray la jaanqaadaayo waaye in badan insh Allah horumar intaas kabadanna waa u rajaynaa .

Likes

Comments

Create New Post

You need to be logged in to access this page.

You need to be logged in to access this page.

Login