Asc dhamantin wll
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة bahada afoogy
Cabasho waxaa aan ka mid ahay ardayda dhigata qaybata diploma English markaas waxa aan ka cabanayaa qaabka saaxitaanka assignment sababtuna waa illaa 3 cisho in gaadhayso ayaan sugnaa saxitaanka ta labad marki hore habbeenka meeting ka macalinta subax nimadeeda waa naloo fasix jiray casharka laakin imika habeenka meeting marka uu dhaco haddan habben kale ayaan sii sugna anigu ray haddi aan soo jeediyo waxaa aan dhihi lahaa timetable hannanoo sameeyo markaas 5 casharka hala dhigto 1 meeting ha noqoto 1 assignment hala saxo thank you my dear teacher for your listening my complaining
وبالله التوفيق
asc bahda afoogy waxaa cilad iga haysataa dhanka exmka weekly ga
asc
