Isku Dhufasasho (Multiplication)

$10.00

hada rabto caawin!

Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Isku Dhufasasho (Multiplication)

-
+

Specs

Categories: ,

Description

Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii 4aad waxaan ku baranayna xisaabta Isku Dhufasasho (Multiplication)

Isku dhufashada waa waa mid kamid ah afarta Xisaab fallada aasaasiga ah ee aritmatig, waxaa inta badan loo isticmaalo noloshayna maalinlaha ah.
Waa habka lagu helo isku darka laba ama in ka badan. Waxa la adeegsadaa marka aan u baahanahay in la isku daro kooxo isku mid ah.