Isugayn (Addition)

$10.00

hada rabto caawin!

Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Isugayn (Additon).

-
+

Specs

Categories: ,

Description

Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Isugayn (Additon). Isku-darku ama isugayn waa mid ka mid ah afarta Xisaab fallada aasaasiga ah ee aritmatig. Waa habka loo xisaabiyo wadarta laba ama in ka badan. Isku-darka ama isugaynta waxaa si caadi ah u isticmaalnaa nolol maalmeedkeena. Mid ka mid ah isticmaalka ugu badan ee isugeynta waa marka aan rabno inaa lacag isku darsano, xisaabinta biilashayada raashinka, ama xisaabinta waqtiga.