Isu Qaybin (Division)

$10.00

hada rabto caawin!

Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii 5aad waxaan ku baranayna xisaabta Isu Qaybin (Division)

-
+

Specs

Categories: ,

Description

Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii 5aad waxaan ku baranayna xisaabta Isu Qaybin (Division)

Isu qaybinta waa mid kamid ah afarta Xisaab fallada aasaasiga ah ee aritmatig ama xisaabinta, oo ay weheliso isku-dar, kala-goyn, iyo isku-dhufasho.
Waa habka loo wadaago ururinta alaabta qaybo siman. Waxaa laga yaabaa inaan maalin kasta la kulanno xaalado kala duwan oo aan ku isticmaali karno farsamada isu qaybinta.