- Kuma dari kartid "Isu Qaybin (Division)" markale!, hori aya ugu dartay cart-kaadi. Fiiri cart-kaadi
Basic Math, Math
Isugayn (Addition)
$10.00
Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Isugayn (Additon).
Categories: Basic Math, Math
Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Isugayn (Additon).
Isku-darku ama isugayn waa mid ka mid ah afarta Xisaab fallada aasaasiga ah ee aritmatig.
Waa habka loo xisaabiyo wadarta laba ama in ka badan.
Isku-darka ama isugaynta waxaa si caadi ah u isticmaalnaa nolol maalmeedkeena. Mid ka mid ah isticmaalka ugu badan ee isugeynta waa marka aan rabno inaa lacag isku darsano, xisaabinta biilashayada raashinka, ama xisaabinta waqtiga.






