BASIC || VN-Mobile Video Editing

Current Status
Not Enrolled
Price
$10.00
Get Started

Price: $10/Sanadkii Wali kama qornid koorsadan.


Maxay tahay Koorsadaani?

Koorsadaani waxaan kugu baranay adigoo aadan isticmaalin wax computer inaa mobaylkaadi ku soo saari kartid filimaan qurux badan oo u dhigma filimaanta ay soo saaran dadka ku xeel dheer baraamijada Editingka.

Koorsadani waxaa ku baranayna waxaa ku baranayna baraamijta ugu horeeyo ee mobeelada lagu sameeyo videyada looguna magac daray Vn Video Editor .

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Hada jeceshay inaa noqoto Mobile Film Maker.
  • Hada Jaceshay inaa soo noqotid Youtuber
  • Hada Jeceshahay inaa si Professional ah usoo saartid clipyada dhigto Tiktok,twitter,Facebook Instagram.
  • Hada jeceshahay inaa filimaan qurux badan aa soo duubtay aa isku dhajiso qofkaa jeceshahay u hadiyeeso.
  • Dadkaa heli karin Mobile ay ku edit gareeyan

21 thoughts on “BASIC || VN-Mobile Video Editing”

    1. Cabdi malik Xassan

      Waxaan ka faa’iiday in badan oo aan ka indha xirnaa hadana waxa ii bilaawday aragti cusub oo ku saabsan muuqal saneedta waadna ku mahadsantihiin.

  1. Aad ugu faraxsanahy Anigoo Yrub Joogo inaa Maanta ka faa’idaystay Koorsadan waana Markii Igu horeysay Aan Koorso Online ka Qaado Waana Rajaynaa in Aan Kuwa kalane ka dhigto insha allaah.

    Usataad Salman maadow Waxaa la heeyay Allaah kula Garab Galo Insha allaah.

    Afoogy aqoon koroso Adigoo meelkasto Joogo ❤️????

  2. Aad ugu faraxsanahy Anigoo Yrub Joogo inaa Maanta ka faa’idaystay Koorsadan waana Markii Igu horeysay Aan Koorso Online ka Qaado Waana Rajaynaa in Aan Kuwa kalane ka dhigto insha allaah.

    Usataad Salman maadow Waxaa la heeyay Allaah kula Garab Galo Insha allaah.

    ❤️❤️❤️❤️????????????

  3. Asc bahda afoogy magacaygu waa Ahmed mahamoud waxaan dhamaystay mobile video editing basic alxdulilaah waad mahadsantihiin gaar ahaan USTAAD salmaan maadow waxaan rajaynayaa inan siiwada joogno waxaan rabaa inaan siiwato waxbarashadayda video editing Ka iyo hadii ay jirto barashada it ga

  4. Abdiqani Mohamud

    Aad ayaad u mahad santihiin bahda afoogy.com.gaar ahaan macalin salmaan wxn kaa faaidey wax badan aniga oo gurigayga jga. Wxn si gaara ugu mahad celinayaa macalin salmaan.
    Wxn jecelahay inaan casharo kle(courses) ka sii barto website ka afoogy.com
    Mahad sanidiin

  5. M.a marka hore waxn umahas celinaya Alle(swt)oo ii suuro geliyey in aan dhameeyo coureskan.Intaa kabid waxan koo umahadcelinaa mcnlinintii igu soo dadashay,waxan leeyahay abaalkiina lama gudi karo.

  6. Mohamed Abdiwahab Mohamed

    Alhamdillilaah waan dhameeyay
    Koorsadan waxaan umahadcelinaya marka hore ALLAAH oo ii suura galiyay inaan Dhameeyo koorsadan marka xigta Macalinkayga Salmaan oo asna aad ugu dadaalay Koorsadan waqti badana galiyay sifiican uhabeeyay koorsadan
    Insha Allah Koorsooyin kalana waan sii baran

  7. Asc waxa mahad iska leh Allaha ii suurto galiyay inaan dhameeyo coursadan iina sahlay inaan fahmo wax badanna ka faaido marka xigta waxan u mahad celinaya ustad salmadaw oo ah macalinkii coursadan I baray oo runtii juhdi badan galiyey Allah ha barakeeyo sidoo kale waxan u mahad celinayaa dhaman bahda afoogy

  8. Mohamed Abdiwahab Mohamed

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Salaan kadib ALLE ayaa mahad oo idil iska leh
    Marka Xigta bahda Afoogy oo dhan oo uu ugu horeeyo Ustaad Salmaan
    Mahadcelin kadib
    Mansha ALLAH wax badan ayaan kafaa iday Koorsadaan insha Allah waana sii wadi doonaa barashadeeda ilaa aan kamira dhaliyo

  9. Nacima muuse

    Asc ustad marka hore alle ayaa mahad iskaleh Ii surtaga liyey in aan bilabo course kn ugu dabeyn nah an dhameyey anigoo an wax cajisa ama wax culesah an ku daremin inta ey socotey course kani marka xigtanah wan kaga mahad celin sida aad fursadani noo sisey oo wagtigaga no hurtey ustad mahadsanid

  10. Muse Hussein Osman

    ASC dhamaan bahda afoogy aad ayaan ugu faraxsanahay in aan ka mid noqdo ardayda afoogy sida wacan ay ii so dhawysay una dhameystay koorsdan waan idinkaga mahad celinayaaa waayo waxaan idinka bartay skills faro badan oo si horamarinaya hadafkeyga waayo wxaa aad ii soo jiitay habsami u socodka koorsda ay u soconayso iyo drasiga oo waqti badan kaa qadaanaynin iyo websiteka oo sii hormarsan qaabka wax looga barto oo aad u sahlan thanks my ustaadkeyga ( MR SALAMAN MAADOW)

  11. Mohamed Abdinur Abdulle

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    Mahad oo idil waxay u sugnaatay Alle. Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan bahda Afoogy, gaar ahaan Ustaad Salman Maadow, sida wanaagsan ee ay ii soo dhaweeyeen iyo juhdiga ay geliyeen koorsadan.

    Waxaan ka faa’iiday xirfado badan oo horumar u ah hadafkayga, Waxaa ii soo jiitay habsami u socodka casharrada, waqtiga kooban ee ay qaataan, iyo website-ka casriga ah ee fududaynaya waxbarashada.

    Mahadsanid Ustaadkeyga, Mr. Salman Maadow, iyo bahda Afoogy oo dhan

  12. Abdirahman Abdiwahab

    ASC: wan salamayaa dhammaan bahda afoogy.qaastan “Ustd salmaan “
    Qimenteyda course ka waa 90% Wayo features badan oo appka uu leyahay ayaadan sharaxin
    Sida “pick track ,freeze,Reverse,story ,magnifier,mosaic,auto captions,zoom,denoise, opacity,blur,
    Intaaso dhan ma’aqaano sida saxda ah ee lo’isticmaalo
    Waxan codsanayaa ano afka ardada course kan kuhadlaaya inad nagaso garbaxdaan means course ka dib loo update gareyo oo wixi features dib logu sodaro nala sogaarsiiyo
    Bye

Leave a Reply

Scroll to Top