PixBuilder Studio

Koorsadaani waxa ku baranayna barnaamijka PixbuilderStudio oo lamid ah barnaamijka Photoshop, oo lagu Naqshadeeyo sawirada.


Price: $5/bile – $10/3dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali


Koorsadaani waxa ku baranayna barnaamijka Pixbuilder studio oo lamid ah barnaamijka Photoshop , koorsadani waxy ku sabsanan dontaa sida sawirada loo naqshadeeyo sidoo kale sida colorska loo saxo sidoo kale sido liskugu dhadhajiyo lona jarjarto iyadoo aa baran doono dhowr tools u muhiim ah naqsahadaynta sawirada sidoo kale ugu danbayn waxa isku diri dona naqshado ka tajumayo waxaa dhaman kuso baranay casharada kooradaani.

Maxay tahay Koorsadaani?

  • Wajiga hore ee barnaamijka iyo adeegsiga toolyada kala duwan ee barnaamijka uu leeyahay.
  • Sida sawirada loo qurxiyo.
  • Sida sawirada loo jarjarto.
  • Sida qoralada loogu darsado.
  • Sida loo hagajiyo caybaha sawirada.
  • Sidoo loo hagajiyo colorada iyo midibyadiisa .
  • Coursada waxyaabo farabadan ayaa ugu hadloyna oo muhiim ah ugu danbayne waxii aa soo baranay ayaa practice garayn donaa insha allah

Course Content

Expand All

Week One

Week Two
Chapter Content
0% Complete 0/1 Steps
Chapter Content
0% Complete 0/1 Steps
Week Three
Week Four

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 10 Chapters
  • 26 Lessons
  • 3 Quizzes
  • Course Certificate

Responses

  1. WAXA AAN MAANTA KU FARAXSANAHAY IN AAN DHAMEEYEY KOORSADA PIXBUILDER SIDOO KALE AAN WAX BADAN KA BARTAY NAQSHADAYNTA SAWIRADA IYO DESIGNS-KA. WAXAAN RABAA IN AAAN U MAHADCELIYO USTAD SALMAAN MAADOW OO JUHDI FARA BADAN KU BIXIYEY KOORSADAAN IYO WEB-KA. ALLA ( SWT ) HA KAA ABAAL MARIYO USTAAD.
    WSC.
    MOHAMED DAHIR

  2. masha allah wax ilahay lagu hahdiyo waayo hadaf aan soo waday muddo aayaa ugu danbey guulaystay .
    waa course aad iyo aad wanagsan aad baahidaad kuu sahley in sifiican aad ugu qabsatis sidoo kale waxay kuu fududeyneysaa inaad concept guud ka sii haysatid photo shopka .

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?