Maxay tahay Koorsadaani?
Koorsadaani waxa ku baranayna barnaamijka Pixbuilder studio oo lamid ah barnaamijka Photoshop , koorsadani waxy ku sabsanan dontaa sida sawirada loo naqshadeeyo sidoo kale sida colorska loo saxo sidoo kale sido liskugu dhadhajiyo lona jarjarto iyadoo aa baran doono dhowr tools u muhiim ah naqsahadaynta sawirada sidoo kale ugu danbayn waxa isku diri dona naqshado ka tajumayo waxaa dhaman kuso baranay casharada kooradaani.
Maxay tahay Koorsadaani?
- Wajiga hore ee barnaamijka iyo adeegsiga toolyada kala duwan ee barnaamijka uu leeyahay.
- Sida sawirada loo qurxiyo.
- Sida sawirada loo jarjarto.
- Sida qoralada loogu darsado.
- Sida loo hagajiyo caybaha sawirada.
- Sidoo loo hagajiyo colorada iyo midibyadiisa .
- Coursada waxyaabo farabadan ayaa ugu hadloyna oo muhiim ah ugu danbayne waxii aa soo baranay ayaa practice garayn donaa insha allah